onsdag, juli 28, 2021

Norsomn editor

148 POSTS0 COMMENTS

Daawo: Shirka jaraa´id ee wasiirada dowlada oo Af Soomaali ku turjuman.

Qaar kamid ah Wasiirada dowlada Norway, gaar ahaan kuwooda qaabilsan arrimaha bulshada ee xiriirka la leh xanuunka Corona, ayaa shaley qabtay shir jaraa´id oo...

Xildh. Ubah Adan: Geesiyadii ugu da`da yareyd oo ku dayasho mudan

Axadii la soo dhaafay, bishuna aheyd 07dii- Juun, 2020 ayaa Tv-ga dalkan Tv2 laga soo saarey wareysi ay ka hadleysey gabar Ilham Hassan la...

SSB: 79% caruurta soomaalida ah ee Norwey ku dhaqan, waxay ku noolyihiin nolol saboolnimo ah

Warbixin cusub oo ay dhawaan soo saartay wakaalada tirokoobka iyo xog uruurinta dowlada Norwey ee SSB, ayaa lagu soo bandhigay in caruurta ajaaniibta ah ay...

Xaqiijin: UDI-da oo khamiista(bari ah) la kulmi doonto soomaalida Norway

Sida uu NorSom News u xaqiijiyay Håkon Fenstad oo ah ku xigeenka  agaasimaha dhanka xiriirka ee UDI-da, hey´ada socdaalka iyo jinsiyadaha dalkan Norway ee...

SV oo noqday xisbiga uu kor u kaca ugu weyn ku yimid doorashada iskuulada.

Xisbiga SV oo kamid ah xisbiyada garabka bidix ee siyaasada dalkan Norway ayaa noqday xisbiga uu kor kaca ugu weyn ku yimid doorashada iskuulada,...

Xisbiyada bidixda oo caawa guul weyn kasoo hoyiyay doorashada iskuulada.

Xisbiyada bidixda ayaa caawa guul aad u weyn kasoo hoyiyay doorashada iskuulada Norway, taas oo saadaal fiican oo laga qiyaas qaadan karo u noqon...

UDI: Boolisku ma cusbooneysiin karaan warqadaha safarka iyo magangalyada kumeel gaarka ah

Sida ku xusan wareegto qoraal ah oo ay UDI-du u dirtay laamaha booliska dalkan Norway(hoos ka akhri qoraalkaas), ayay mar kale ku sheegtay inay...

Giriiga oo diiday inuu qaabilo qoxooti Norway laga soo celin lahaa

Dowlada Giriiga ayaa diiday inay qaabisho 5 kamid 20 qof oo qoxooti ah, kuwaas oo dowlada Norway ay rabtay in iyada oo cuskaneyso xeerka...

(Dhageyso) Ohio: Nin cadaan ah oo hooyo soomaali ku xabadeeyay magaalada Ohio

Sida ay soo tabineyso laanta afka soomaaliga ee VOA-da, waxaa magaalada Ohio ee gobolka Colombus ee dalka Mareykanka lagu dhaaawacayay hooyo soomaali ah, waxaana...

Daawo: Doodan u dhaxeysa Listhaug iyo Qureshi oo aan waxbo la iskula harin

Wasiirada soo galootiga dalkan Norway ayaa shaley dood kaga hortimid Fahad Qureshi oo ah madaxa kooxda dhalinyarada islaamiga ah ee Islamnet. Doodan ayaa ku...

SSB: Soomaalida oo ah soo galootiga ugu badan ee codka dhiibta xiliyada doorashada

Waxaa isbuuc kali ah ay inaga xigtaa doorashada baarlamaanka dalkan Norway. Hey´ada tirokoobka iyo xog uruurinta Norway ee SSB ayaa maanta soo saartay warbixin...

Germany: Ethopian wiil soomaali ah ku dilay Germany, mid kalena ku dhaawacay

Sida ay NorSom News kasoo xiganeyso ilo wareedyo kala duwan oo ku sugan dalka Germany, waxaa magaalada Bad hersfeld ee dalka Germany lagu dilay wiil...

Germany: Merkel oo u muuqato iney ku guuleysan doonto doorashada madaxtinimo ee Germany

Waxaa xalay la qabtay doodii ugu horeysay, ahna mida kale ah ee sida tooska ah ay isaga horimaadeen musharaxiinta madaxtinimo ee dalka Germany. Waxaana...

Wiil loo maleynayo soomaali oo xaley dhac ka geystay maqaaxi kutaal Helsfyr

Qof wajiga soo duubtay, isla markaana ku hubeysnaa biskoolad ayaa fiidnimadii axada dhac ka geystay maqaaxi kutaal xaafada Helfyr ee magaalada Oslo. Ninkan ayaa...

Dhageyso: 8 wiil dhalinyaro soomaali ah oo bilo kooban gudahood lagu dilay magaalada Columbus ee dalka Mareykanka!

Magaalada Columbus ee gobolka Ohio oo kamid meelaha ay soomaalidu ugu badanyihiin dalka Mareykanka ayaa dhowrkii bilood ee ugu danbeeyay waxaa lagu dilay 8...

Maxaa waalidiinta looga baahanyahay, marka ay iskuuladu furmayaan?

Bismillaahi raxmaani raxiim ilaah ayaa mahad leh,naxariis iyo nabad gelyona nebigeennii suubanaa ayey u sugnaadeen. Waxaa dhawaan furmi doono sanad dugsiyeedka cusub ee iskuulada 2017/2018. Haddaba...

Xisbiga (AP) oo wax ka saxiixey heshiiska dib u qiimenyta sharciyada magangalyada 1600 qof ee soomaalida ah

Xisbiga Arbeiderpartiet oo ah xisbiga hela codadka ugu badan ee jaaliyada soomaaliyeed ee Norway xiliyada doorashada, ayaa kamid ah xisbiyada saxiisey heshiiska dib u...

(Maqaal) Safiyo Haase: Hadii aan sadex waxyaabo la helin, dhalinyarada soomaaliyeed mustaqbal ma yeelan doonto

Wax Mustaqbal ah ma lahaan doontaa da’yarta somaaliyeed hadii aysan helin saddex waxyabood oo muhiim: 1)Waxbarasho 2) Waxbarasho 3) Warbarasho. Waqtagii hore ee nolosha Soomaaliya: Waxan ku...

Etter 30 års kaos er det bedring, men Somalia er fortsatt svært utrygt.

Med nesten 30 års erfaring fra den humanitære organisasjonen Røde Halvmåne i Somalia, har Yusuf Hassan Mohammed sett hjemlandet bli kastet inn i kaos...

TOP AUTHORS

148 POSTS0 COMMENTS
4215 POSTS6 COMMENTS

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.