lørdag, januar 23, 2021
Home Nyheter/Warcusub Utdanning/Waxbarasho

Utdanning/Waxbarasho

Dowlada oo rabto in imtixaanada Prøve 2 iyo 3 lagu xiro dadka raba iney ka shaqeeyaan barnehagayaasha

Dowlada Norway ayaa rabta inay soo rogto sharuud cusub oo ku saabsan dadka ka shaqeeyo xarumaha xanaanada caruurta(Barnehage). Waxeyna soo jeedisay in dadka rabo...

Wasiirka waxbarashada: Waa in dhalinyarada iyo dadka soo galootiga ah loo fududeeyo inay dugsi sare dib u bilaabaan

Dowlada Norway ayaa rabta in la balaariyo xaqa ay dhalinyarada iskuulada ka dhacdo u leeyihiin, inay dugsi sare dib usoo bilaabaan.   Sharciga xaqa...

Haugesund-avis: Muno Waxbarashadii 10 sano lagu qaadan jiray ayey sadex ku qaadaneysaa

Boga koowaad ee wargeyska Haugesund Avis waxaa shaley ku sawirnaa hooyadan soomaalida ah ee lagu magacaabo Muno Alason Ibrahim oo Norway timid shan sano kahor.  Haugesund...

Ku dhawaad 400 oo dhalinyaro soomaali ah oo ka qeybgashay seminaarkii dhiiragalinta waxbarashada

Dhalinyaro lagu qiyaasay ilaa 400 oo qof ayaa shaley kasoo qeybgashay seminaarka dhiiragalinta waxbarashada, oo ay soo qaban-qaabiyeen ururka ardeyda soomaaliyeed ee SSF. Seminaarkii...

GD: Mohamed klarte seg med glans!

Både tekst og Foto er av:Av TEKST OG FOTO: ANNE STOKKE Mohamed fikk topp-karakter da han avla fagprøven for yrkessjåfør. «Bestått meget godt» står det på...

Abdifatah Ahmed: Drømmen min er å fullføre sveiserutdannelsen i Norge

Skrevet av MARKUS ANDRÈ JENSEN/Bodunu.no Da Abdifatah Ahmed Nur (31) fortalte sin historie til ledelsen i Rapp Bomek, ble håpet tent hos flyktningen fra Somalia. – Jeg...

Fariin ku socoto waalidiinta soomaaliyeed iyo ardeyda dhigata dugsiyada hoose-dhexe

Ma tahay waalid soomaaliyeed oo heysto caruur dhigata dugsiga dhexe ee dhalinyarada(ungsomskole)-fasalkiisa 10-aad ama adigu ma dhigataa dugsiga hoose-dhexe ee dadka waaweyn?. Hadii aad tahay...

Ka qeybgal bandhigyada jaanisyada waxbarashada dugsiyada sare iyo jaamacadaha (Utdanningsmesse) 2017

Sanad walba waxaa dhowr magaalo oo wadanka ah, lagu qabtaa bandhigyada waxbarashadaha dugsiyada sare iyo jaamacadaha(utdanningsmesse). Bandhigyadaas oo ay kasoo qeybgalaan inta badan jaamacadaha waaweyn,...

Asad Qasim: Muhiimada ay wadashaqeynta guriga iyo iskuulka u leedahay waalidiinta soo galootiga ah

Wax shaki ah kuma jiro in xiriirka fiican iyo wadashaqeynta ka dhaxeyso guriga iyo iskuulku, ay furo u tahay dhiiragalinta ardeyga ee iskuulka iyo...

Leila Samatar tar ti års skolegang på to år.

"Jeg har fem barn og alle går på norsk skole. Jeg har ingen kunnskap om norsk skole og hvordan systemet fungerer her, og jeg...

Macalin Asad Qaasim: Talooyin ku socdo waalidiinta soomaaliyeed ee heysta caruur dhigata iskuulada

Eng. Asad Qaasim: Yrkesfaglærer Elektro, Data & Elektronikksystemer for Rud Videregående Skole Waxaan lagu jiraa xiliyadii imtixaanada iskuulka, oo dhamaan caruurta dhigata iskuulada dhexe, sare...

SSB: 5000 qof soomaali ah ayaa sanadkii 2015 ka qeybqaatey barashada luuqada

Laanta tirakoobka ee SSB(Statisk sentralByrå), ayaa soo saartey tirokoob sheegaya tirada dadka sanadkii ina soo dhaafey ee 2015, ka qeybqaatey barashada luuqada norwiiniga iyo...

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.