mandag, mars 1, 2021

Norsomnews

3923 POSTS6 COMMENTS

Abdullahi Elmi: Qoyskii guriga laga saaray ee Oslo, waa natiijada siyaasad xumada dowlada ee guryaha.

Warbaahinta Norway iyo baraha bulshada, labadii isbuuc ee ugu danbeeyay waxaa aad loogu hadalhayay sheekada qoys soomaali ah oo degmada Bydel Gamle Oslo ee...

Ilhaan Omar oo rabto in la ciqaabo dhaxalsugaha Sucuudiga Maxamed Bin Salman

Xildhibaanad Ilhaan Nuur Cumar oo ka tirsan Aqalka wakiillada ee Baarlamaanka dalka Maraykanka ayaa soo jeedisay in cunaqabatayn la saaro dhaxal sugaha dalka Sacuudiga...

Tujaar malaayin kr ugu deeqay xisbiga Venstre

Doorashada baarlamaanka ayaa bisha September ee sanadkan ka dhici doonto Norway, waxaana xili horeba bilaabatay saan-saanta u diyaargowga doorashadaas oo sanadkan siyaabo kala duwan...

Aabe ku eedeysan jirdilka wiil 15-sano jir ah oo gabadhiisa baraha bulshada ku dhibaateyn jiray.

Nin 40-meeyo jir ah ayay habeenkii jimcaha ahaa xabsiga dhigeen booliska magaalada Sarpsborg, kadib markii uu si xun u jirdilay wiil 15 sano jir...

66-jirkii soomaaliga ahaa ee xaaskiisa dilay oo xabsi daa´in lagu xukumay.

Maxkamadda woqooyiga magaalada London, ayaa xabsi daa’in ku xukuntya Xuseen Yuusuf Cigaal oo 66 sano jir soomaali, kadib markii lagu helay dambi ah...

Oslo oo maanta xanibaad adag oo cusub lagu soo rogi doono.

Maamulka dowlada hoose ee magaalada Oslo, ayaa galinka danbe ee maanta oo Axad ah soo bandhigi doono talaabooyin cusub oo lagu soo rogi doono...

Isaga oo Corona laga helay ayuu Buss raacay: xabsiga ayaa la dhigay: Maxkamad suge.

Booliska magaalada Trondheim ee dalkan Norway ayaa xabsiga dhigay nin 50-meeyo jir ah, kaas oo ku eedeysan inuu jabiyay xeerarka xakameynta faafitaanka feyruska Corona....

Tirokoob: 88% dadkii galay imtixaanka baasaboorka Norway, wey ku baasaan.

Sida lagu sheegay tirokoob ay soo bandhigtay wasaaradda waxbarashada Norway, 8972 qof ayaa sanadkii hore ee 2020 gashay imtixaanka laga qaado dadka raba inay...

Sarpsborg: Soomaali dil geystay oo maxkamada lasoo taagayo.

Xeer ilaalinta magaalada Sarsborg ee gobolka Viken ee dalkan Norway, ayaa dhawaan dacwad kusoo oogi doono 32 sano jir soomaali ah oo bishii Luulyo...

Daawo jawaabaha Dhakhtar: Talaalka Corona qasab miyaa? Qofku muxuu dareemi karaa?

Dalkan Norway waxaa dhawaan ka bilowday talaalka Feyruska Corona, waxaana la bilaabay in talaalka la siiyo qeybo kamid ah bulshada oo lasoo hormariyay: Muuqaalkan...

Reysulwasaare Solberg oo 60 sano cagaha ka jartay: Wax badan ayaa wali qabyo iga ah.

Reysulwasaaraha dalkan Norway Erna Solberg ayaa maalintii shaley aheyd buuxisay da´da 60-ka sano. Iyada oo warbaahinta u sheegtay ineysan da´du wax culeys ah ku...

66 sano jir Soomaali ah oo lagu helay danbi ah inuu xaaskiisa si arxan daro ah u dilay.

Maxkamada woqooyiga magaalada London, ayaa danbi ah inuu xaaskiisii dilay ku heshay Xuseen Cigaal oo ah 66 sano jir soomaali . Marxuumada dhimatay ayaa...

Oslo: Kaarka degenaanshaha oo 4 bilood la sugo

Sida uu maanta qoray wargeyska Dagdsavisen, dadka heysta sharciyada kumeel gaarka ah iyo kan degenaanshaha Norway, balse uu ka dhacay kaarka sharciga (Oppholdskort),...

Daraasad: Inta badan lamaanaha ilmahooda koowaad uu gabar noqdo, ayaa kala taga(furiin).

Daraasad laga sameeyay furiinka lamaanaha is qaba iyo xiriirka kala dhaxeeya ilmaha koowaad ee lamaahanaas ay dhaleen, ayaa lagu sheegay in lamaanaha uu ilmahooda...

Ilaalada xuduudaha oo qabtay 640 kiilo oo qaad ah: Kii ugu badnaa ee abid la qabto.

Ilaalada xuduudaha dalkan Norway ayaa bar-xuduudeedka Svinesund ee u dhaxeysa Norway iyo Sweden ku qabtay 640 kiilo oo qaad la qalajiyay ah. Qaadkan ayaa...

Golaha Yurub: Barnevern-ka Norway si wanaagsan hala u dhaqmeen waalidiinta ajaaniibta ah.

Maxkamada xuquuqul insaanka Yurub ayaa labadii sano ee ugu danbeysay dhageysatay kiisaska dacwado ka dhan ah hey´addaha xanaanada caruurta Norway ee barnevern-ka loo yaqaan....

Daawo: Shirka jaraa´id ee reysulwasaare Solberg oo af soomaali ah.

https://www.youtube.com/watch?v=dpxNr9ctSrA&feature=youtu.be

Kristiansand: Askarigii wiilka soomaaliga ah ceejiyay oo xabsi lagu xukumay.

Askari katirsanaa booliska magaalada Kristiansand, ayaa lagu xukumay 24 maalmood oo xabsi shuruudeysan ah, kadib markii lagu helay danbi ah inuu si waajibkiisa shaqo...

Safia: Hadii aan Corona iska talaalo, uur la´aan ma igu dhici karaa?

Norway waxaa isbuucyo kahor ka bilowday talaalka feyruska covid-19, waxaana ilaa hada la talaalay kumanaan qof oo ah kuwa safka koowaad ee talaalka kujiro....

Haron Siad: Derfor valgte jeg å bli politimann.

Haron er en av få politimenn med somalisk bakgrunn i Norge, i intervjuet under forteller han hvorfor han som ung valgte det attraktive politiyrket,...

TOP AUTHORS

148 POSTS0 COMMENTS
3923 POSTS6 COMMENTS

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.