Dhageyso: 8 wiil dhalinyaro soomaali ah oo bilo kooban gudahood lagu dilay magaalada Columbus ee dalka Mareykanka!

0
103

Magaalada Columbus ee gobolka Ohio oo kamid meelaha ay soomaalidu ugu badanyihiin dalka Mareykanka ayaa dhowrkii bilood ee ugu danbeeyay waxaa lagu dilay 8 dhalinyaro soomaali ah. Waxaana dilkooda ka danbeeyay kooxo gangs ah oo isugu jiro Mareykan, Soomaali iyo waliba ajaaniib kale.

Booliska magaaladaas ayaa dhawaan kulan la yeeshay soomaalida degan magaalada, iyaga oo ka codsaday inay gacan ka siiyaan sidii wax looga qaban lahaa falalkaas. Hoos ka dhageyso warbixinta arintaas oo dhameystiran.

Xigasho: Voa-somali

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments