Abdullahi CC: Waxaa la joogaa xiligii lasoo rogi lahaa xeerka ka hortagga muslim naceybka.

0
Waxay arrin  naxdin leh ka dhacday masaajid ku yaal magaalada Bærum oo u dhaw magaalada Oslo, taariikhdu  markii ay eheyd 10.08.19. Waxaa masjidka weeraray...

Waa muhiim in soomaalidu ay codkooda bixiyaan doorashada.

0
Sidaan wada ognahay waxaa bisha 9-aad ee sannadkan aan ku jirno ka dhacaysa dalka Norway,  doorashada golaha deegaanla oo ah mid afartii sanoba mar...

Abdul Axmed: Bulshadii Dedaasha wey gaartaa: Golaha deegaanka Bergen oo amaanay soomaalida degan magaaladaas

0
Qofka kartidiisa waxaa lagu cabiraa horumarka iyo maxsuulka ka dhasha waxqabadkiisa. Waxaan shaki ku jirin in dedaal kasta ee uu qofku sameeyo natiijo lagu...

(Maqaal): Bedel Fekerkaaga Si Ficilkaagu Isu Bedelo, Natiijaduna Isu Bedesho!

0
Anigoo raba inaan qoraalkeyga kusoo koobo macnayaal gaagaaban, ayaan waxaan kuu shegayaa sidda kali aad guul fiican ku gaari karto waa inaad leedahay hadal...

(Falanqeyn): M. B. Hønefoss: Soomaalida Norway sidee ayey sabool kuyihiin? Maxaase lagu qiyaasaa saboolnimada...

0
Qormadan waxaan sharaxaad guud oo kooban kaga bixinayaa saboolnimada ama faqriga, waxaana igu kalifay codsi iiga yimid walaal soomaaliyeed oo jeclaystay faalo hore oo...

(Qormo): Abdul Ahmed: Waari mayside, war hakaa haro.

0
Waxaa hubaal ah in qoomiyadihii nooga soo horreeyey waddanka, ay soo mareen dhibaatooyin la mid ah kuwa maanta Soomaalidu marayso. Cadaadiska saxaafada iyo siyaasada...

(Maqaal): Mustaqbalka iyo fursadaha soomaalida Norway

0
Maqaalkan waxaa qoray: Mohamed Ismael Soomaalida norway degan tiradooda waxaa lagu qayasa iney ka badan tahay 42.000, taasi oo ka dhigeyso inaan ka badanahay qomiyadaha...

Qodobadan Samee Si aad u hanato kalsoonida Ilmahaaga

0
Ilmuhu marka uu yar yahay waxa saamayn xooggan ku leh waalidkiisa oo uu waqti badan la qaadanayo. Marka uu tago goob waxbarasho waxa uu...

(Maqaal): Jama Hursow: Talooyin Ku Socdo dadka ku cusub Norway ama wadamada kale...

0
Haddii aad ku cusub tahay wadanka waxaa ku horyaala caqabado badan, haddii ay tahay luuqada wadanka, cimilada oo ka duwan tan Afrika iyo bulsho...

(Maqaal): DHAQAN CELIS IYO «PROPAGANDADA» NRK: SOMMALIDA MAXAA LAGUDBOON?

0
Waxaa qoray: Qaasim Maxamed Aadan, Bergen Waxaa goobaha doodaha wadanka Norwey ka hari la` wararka ku saabsan carurta dhaqan celis loogu celiyo wadanka Somalia.  Wargeyska...

Abdishakuur Heersare:Sababaha Keena In Lagu Dhaco Imtixaanka Cilmiga Bulshada “Samfunnskunnskap”

0
Qore: Cabdishakuur  X. Muxumed Muuse (Heersare) ----------------------------------------------------------------------------------------------------- Sannadahan danbe waxa sharci lagaga dhigay dadka doonaya inay degaan Norway ee codsanaya sharciga degenaansho ama baasaaboorka weyn qaadanaya inuu...

Abdijibaar Ahmed: Maalin Walbo Waa Maalin Cusub, Isweydii Maanta Maxaad Qabatay oo Faa’ido u...

0
Maalin walbo oo ku dhaafto kuuma soo noqonayso, waxaadna maalin walbo la kulantaa maalin cusub ee ku dadaal maalintaada.  Sawabtoo ah, shalay waa maalin...

(Maqaal) Abdul Ahmed: Si Xun Wax U Sheeg Sixir Waa Ka Daran Yahay.

0
Dhibaatooyinka qofku la kulmo marka uu ku nool yahay waddan shisheeye way fara badan yihiin. Waxaa laga yaabaa inuu la kulmo, dhibaato xagga luuqadda...

Abdul Ahmed: Doodii dugsi quraanada oo si xowli ah u socoto, iyo soomaalida oo...

0
Inta aan u galin dulucda maqaalkan, aan idiin xusuusiyo tuducyo kamid ah gabaygii qiimaha lahaa ee uu tiriyay 50 sano kahor abwaankii soomaaliyeed ee...

Wax badan ka ogow cunsuriyadda Muslim-Naceybka Ee Qaaradda Yurub

0
Wakhtiyadaan dambe waxaa aad usoo badanaayo cunsuriyadda ka jirto wadamada reer Galbeedka. Adigoo qof madoow ah, hadana Muslim ah wey adagtahay inaad sidda aad...

(Maqaal)-Abdullahi Elmi CC: Waxay dowladu soo wado iyo wabiga yaa weyn?

0
Muddo ayaa laga joogaa xiligii la soo bandhigy arrintii carruurta soomaaliyeed ee dhaqan celinta loo geeyay soomaaliya. Warbixintu marka ay soo baxday kadib, waxay...

(Maqaal): Soomaalida Norway guurkii wey diideen, la yaab, maxaa u sabab ah?

0
Buugga uu qoray ninka la yiraahdo Patrick J. Buckanan wuxuu ugu magac daray buuggiisa “Geeridii Reer Galbeedka” oo luuqada Ingiriiska noqonaysa “The Death of...

Anigaba Daraad Ayaan Dowlad Calan Leh Haystay, Maantana Halka Aan Joogo Dalxiis Ima Keenin

0
Dalkaaga marka uu bur-buro waxaad dhex istaagaysaa darxumo iyo daryeel la’aan. Waxaa intaas kuu sii dheer duurjoog iyo dulinimo aanan dhammaad lahayn. Ma jiro...

Abdullahi Ibrahim CC: Mange somaliske foreldre føler seg maktesløse

0
Qoraalkan waa nuxurka maqaal aan maanta kusoo daabacay wargeyska weyn ee Bergens Tidende. Hoos ka akhriso, isaga oo dhameystiran oo af norwiiji ku qoran. Waxaa...
Soomaalida Norwey

Khadra H Abdi: Qaladkeena aan saxno, xuquuqdeenana yaanan dayicin.

0
Sidaan ogsoonahay qurbo joogta soomaaliyeed ee ku dhaqan Norway, waxey dalkan kala kulmeen xaalado adag iyo isbadalo joogto ah. Anaga aanan wali xal u helin...

Malyuun Hassan: Waalidku mar walba wanaag ayuu rabaa, balse isfahan daro ayaa jirto

0
Waxaan rabaa inaan fikirkeyga ku biiriyo dooda maalmahan ka socotay warbaahinta ee ku saabsan ubadka Soomaaliya loo celiyo. Aniga aragti ahan waxey ila tahay...

Mohamed Hassan: Dowlada Norway maxay rabtaa, xalkusa muxuu noqon karaa?

0
W.Q: Ujeedo talo bixin: Mohamed Osman Hasan Kadib markaan daawadey barnaamij kabaxay TV NRK, oo ku saabsanaa caruurta lagu celiyey Soomaaliya si loo dhaqan celiyo,...

(Maqaal): Cabdulaahi CC: Aan ubadka khiyaanad ka dhaafno

0
Maalmahaan waxaa warbaahinta Norway aad u hadal haysaa carruur soomaaliyeed oo dhalasha Norway haysta, kuwaas oo dhaqan celin loo geeyay Soomaaliya. Waxaa la soo...

Maxaa nala gudboon soomaali ahaan: Markan aamus warkiis waa dhamaadee

0
Waxaa shaley iyo maanta warbaahinta dalkan heysato warbixino laga diyaariyay caruur soomaali ah, kuwaas oo loo dhaqanceliyay Soomaaliya iyaga oo aan raali ka aheyn,...

Bashiir Hønefoss: Gudiga gurmadka qaran ee Norway

0
Tan iyo markii uu qaraxu ka dhacay magaalada Muqdisho 14.10.2017 , ilaa iyo maanta oo laga joogo 3 isbuuc ku dhawaad,waxaa guddiga gurmadka ee...

Samatar Hussein: Hva betyr det egentlig å være en godt integrert muslim?

0
Skrevet av Samatar Hussein(19). Man hører stadig at integreringen ikke fungerer som den skal når det gjelder muslimer. Men spørsmålet er da: Hva betyr det...
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.