tirsdag, juli 27, 2021
Home Vedio/Muuqaalo

Vedio/Muuqaalo

Daawo shirka jaraa´id ee RW Solberg iyo wasiirka caafimaadka

https://www.youtube.com/watch?v=HCO7TRxSBjM

Daawo Wararkii ugu danbeeyay iyo shuruucda cusub ee furitaanka dalka

https://www.youtube.com/watch?v=t2pH-l4OIek

(Daawo) Dowlada qaabkan ayaan wadanka u fureynaa: Xeerarka cusub

Waxaa maanta oo khamiis ah la bilaabay wareega labaad ee dib u furitaanka Norway, waxaana la fududeeyay qaar kamid ah sharciyadii adkaa ee xakameynta...

Daawo R.W Solberg: Qaabkan iyo xiligan ayay dowladu qorsheysay in dib loogu furo wadanka.

Reysulwasaaraha dalkan Norway Erna Solberg ayaa shaley shir jaraa´id oo ay la qabatay xubnaha wasiiradeeda ku sheegtay in dowladu ay qorsheysay in lagu gudo...

Daawo: Dowlada oo war cusub kasoo saartay xaalada Corona-ha.

Wasiirka caafimaadka dalkan Norway oo shaley shir jaraa´id qabtay, ayaa ka warbixiyay xaalada cusub ee Corona-ha iyo qorshaha cusub ee dowlada ee qeybinta talaalka...

Daawo: Gudoomiyaha Oslo, waxaa wel-wel aad ah nagu hayo in waayeelka soomaalida ah aysan talaalka Corona qaadan.

Sida lagu sheegay tirokoob uu daabacay wargeyska Aftenposten, lagana soo xigtay maamulka degmada Oslo, waxaa talaalka Coronavirus qaatay 33% dadka soomaaliyeed ee magaalada Oslo...

Suldaan Bashiir: 25 maalmood ayaan isbitaal u jiifay Corona: Maalmo ayaan miyirdaboolnaa

Suldaan Bashiir Sh Mohamed waa mid kamid ah salaadiinta iyo odoyaasha aadka loo yaqaano ee magaalada Oslo, iyo guud ahaan dalkan Norway. Suldaan Bashiir...

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.