Skien: 16 sano kadib, ayaa hooyadan soomaalida iyo caruurteeda lagu amray inay Norway ka...

0
Sida uu qoray wargeyska lokalka ah ee Varden ee kasoo baxa magaalada Skien ee gobolka Telemerk, hooyo soomaali ah, ninkeeda iyo 5...

Wasiir: Raali ahaada, mar kale ayaa waqtiga saacad la badali doonaa axada

0
Habeenka axada ugu danbeysa bisha October, waxaa Norway ka bilowda xiliga qaboobaha ama winterka, waxaa waqtiga/saacada dib loo dhigaa hal saac.

Dowlada: Hadii aad shaqada ka tagto, waa inaad, 4,5 “dagpenger” xaq uma lihid.

0
Xukuumada ay hogaamiso Erna Solberg ayaa qorshaha miisaaniyada sanadkan 2021 kusoo jeedisay in qofka si iskiis ah uga tago shaqada, uusan xaq...

Daawo barnaamij toos ah: muhiimada xiriirka bulshada(nettverk), si aad shaqo u hesho.

0
https://www.youtube.com/watch?v=1Uoh-1CYdNg&feature=youtu.be

Trondheim: Nin baabuur ku dilay taksiile soomaali ah oo xabsi iyo magdhow lagu xukumay.

0
Maxkamada magaalada Trondheim ayaa nin afartameeyo jir ah ku xukuntay 30 maalmood oo xabsi ah iyo magdhow 375.000 kr, kadib markii lagu...

Guri: Macalimiinta Norway, xor bey u yihiin inay ardeyda tusaan sawirada laga sameeyo nabi...

0
Maalintii jimcaha aheyd waxaa dalka Faransiiska lagu dilay nin macalin ahaa oo ardeyda fasalkiisa tusiyay sawiro farshaxan ah oo loo ekeysiiyay nabi...

Barafkii oo gobolada qaarkood ka bilowday. Booliska oo baabuurleyda u digayo.

0
Habeenki xalay waxaa gobolada Bariga iyo koonfurta dalkan Norway ka da´ay baraf bilow ah, kaas ahaa mid horey loo sii saadaalinayay. Magaalooyinka...

Nooc cusub oo Corona ah oo Trondheim lagu arkay.

0
Sida uu sheegay dhakhtarka guud ee degmada Trondheim, waxaa markii ugu horeysay magaalada Trondheim laga helay nooc cusub oo xanuunka Corona ah,...

Golaha islaamka oo iska fogeeyay falkii lagu gawracay macalinka.

0
Golaha ay ku mideysanyihiin masaajidada iyo ururada muslimiinta ah ee Norway(Islamisk råd), ayaa war ay soo saareen ku sheegay inay iska...

Baasabooradii cusbaa oo ugu danbeyn bixintooda la bilaabay.

0
Waxaa ugu danbeyn soo baxay oo bixintooda la bilaabay nooca cusub ee baasaboorka Norway, kaas oo marar badan uu ku yimid dib...

Dowlada: Ajaaniibta hala siiyo aqoonta u qalanta tii ay wadankoodii kala imaadeen.

0
Wasaaradda waxbarashada iyo isdhexgalka ayaa isbuucii tagay baarlamaanka Norway horgeysay sharci cusub oo la xiriira barnaamijka soo dhaweynta, dhexgalinta bulshada iyo kor...

Faransiiska: 18-jir mindi ku gawracay wax ka sheegay Nabi-Muxamed.

0
Macallin Iskuul oo dhiga maadada Taariikhda ayaa lagu gowracay magaalo ku taalla dalka Faransiiska Jimcihii, maalmo kadib markii uu ardeydiisa tusay sawir...

Denmark: Sadex nin soomaali ah oo loo xukumay gacan-qaad ka dhacay baar lagu caweeyo.

0
Maxkamada magaalada Aalbark ee dalka Denmark ayaa sadex nin oo soomaali ah ku xukuntay gacanqaad ka dhacay goob baar ah oo habeenkii...

Su´aal ma weydiin laheyd wasaaradda caafimaadka? Maxaad maanka ku heysaa?

0
Maalinta sabtida ah oo ku beegan 17-ka bishan October, saacada 19:00-20:00, waxaa Studiyaha warbaahinta NorSom News marti noogu ah ku xigeenka agaasimaha...

UDI oo rabta in sababtan darteed Norway looga tarxiilo hooyo soomaali ah.

0
Hey´adda qoxootiga iyo agaasinka arrimaha soo galootiga Norway(UDI), ayaa magangalyadii qoxootinimo dib ugula noqotay, rabtana in wadanka laga tarxiilo haweenay soomaali ah...

Su´aalo weydiin toos ah: Espen Nakstad & Ayan Bashir-Af soomaali-Covid-19

0
Su´aalo weydiin toos ah: Wargalin ku socoto soomaalida Norway: Maalinta sabtida ee taariikhdu ay tahay 17-10-2020, saacada 19:00 ilaa...

Irbada Corona-Virus waxey noqon doontaa lacag la aan.

0
Wasaaradda caafimaadka Norway ayaa sheegtay in irbada kahortaga xanuunka Corona ay noqon doonto mid lacag la aan ah(bilaash ah). Waxaana laga rajo...

Norway: Ruushka ayaa jabsaday computerada baarlamaanka Norway.

0
Dhamaadka bishii august ee sanadkan 2020, waxaa loo dhacay oo la jabsaday qeybta computerada ee aqalka baarlamaanka Norway. Waxeyna laamaha sirdoonka dalkan...

Maxkamada sare oo mudada xabsiga usii kordhisay eedeysane Keshvari.

0
Maxkamada sare ee dalkan Norway ayaa maanta 11 bilood oo xabsi ah ku xukuntay Mezyar Keshvari oo ah siyaasi horey uga tirsanaa...

Waxaan qabanay daawooyinka la isku cadeeyo oo Norway dhuumasho lagu soo galiyo.

0
Waaxda ilaalaha xuduudaha Norway ayaa sheegtay in sanadkii lasoo dhaafay ee 2019 ay xuduudaha Norway ka qabteen boqolaal nooc oo daawooyinka la...
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.