(Dhageyso) Ohio: Nin cadaan ah oo hooyo soomaali ku xabadeeyay magaalada Ohio

Sida ay soo tabineyso laanta afka soomaaliga ee VOA-da, waxaa magaalada Ohio ee gobolka Colombus ee dalka Mareykanka lagu dhaaawacayay hooyo soomaali ah, waxaana hooyadan oo shaqo kasoo baxday xabado ku weeraray nin la sheegay inuu ahaa cadaan.

Latest news
Related news