onsdag, juli 28, 2021
Home Politikk/siyaasad

Politikk/siyaasad

Abid Raja oo ay u badantahay in wasiirka cadaalada laga dhigo, hadi Venstre ay kamid noqdaan xukuumada Solberg

Sida ay qorayaan qaar kamid ah wargeysyada waaweyn ee dalkan Norway oo soo xiganayo xubno ka agdhow madaxda xisbiga Venstre oo maalmahan wada-hadal kula...

Muxuu kusoo dhamaaday mooshinkii laga keenay Reysulwasaaraha Sweden

Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa baarlamanka dalka Sweden  horkeenay mooshin ay ku dalbadeen in kalsoonida loogala noqdo reysulwasaaraha Sweden Stefan Löfven (S). Iyaga oo mooshinkaas sabab...

Ap oo uu xaalku ku xunyahay, jaaniska Solberg ay xukunka kusii heyn doonto oo kor u kacay

Xisbiga Ap oo ah xisbiga ugu weyn, isla markaana ah xisbiga mucaaradka ah ee ugu weyn dalkan Norway ayaa waxaa ku yimid hoos u...

Erna: Ma taageersani soo jeedinta FrP ee ah in taageerada laga joojiyo soo galootiga aan luuqada baran

Gudoomiyaha xisbiga FRP, ahna wasiirka maaliyada dalkan Norway ayaa maalmo kahor sheegtay in xisbigeed uu rabo in taageerada dhaqaale ee NAV laga gooyo soo...

Xagee ayey kala marayaan xisbiyadu, yeyna u badantahay inuu soo baxo?

Waxaa mudo bil iyo maalmo ah ay inaga xigaan doorashada dalkan Norway, waxaana hada soo xoogeysanayo ololaha doorashada oo ay xisbiyadu isku hardinayaan. Si caadiga...

Ap: xisbiyadan ayaan la shaqeyn doonaa doorashadan

Gudoomiyaha xisbiga shaqaalaha ee Ap oo ah xisbiga mucaaradka ah ee ugu weyn Norway ayaa wareysi dheer oo uu siiyay wargeyska VG maalmo kahor...

Ap: Ma taageereyno xero qoxooti oo laga furo Afrika

Xisbiga shaqaalaha ee Ap ayaa maalmo kahor sheegay inay qiimeynayaan soo jeedin ah in Libya laga furo xero qoxooti oo lagu soo dhaweeyo dadka...

Sweden: Xisbiyada mucaaradka oo kalsoonida kala noqday qaar kamid ah wasiirada dowlada Sweden

Xisbiyada mucaaradka dalka Sweden ee la isku yiraando Alliansen ayaa shir jaraa'id oo maanta qabteen waxey ku sheegeen iney kalsoonidii kala noqdeen saddex wasiir...

VG: waxaa laga yaabaa in Ap ay SV banaanka dhigaan, si ay KRF usoo xero gashtaan

Sida uu qorayo wargeyska VG oo soo xiganayo ilo katirsan xisbiga shaqaalaha ee Ap, waxaa doorashadan dhici karto in AP ay dhabarka u jeediyaan...

Ap iyo FRP oo ku tartamaya adkeynta ama qafiifinta xeerarka magangalyada qoxootiga

Waxaa labadii maalmood ee ugu danbeeyay socday shirweynaha qaran ee xisbiga Ap, iyada oo ay sifiican usoo muuqaneyso isbadalka siyaasadeed ee Ap ku yimid,...

Madaxda gobolada oo Ap ku cadaadinayo in dhalinyarada la siiyo magangalyo rasmi ah

Waxaa maalintii shaley aheyd furmay shirweynaha qaran ee xisbiga shaqaalaha Ap, oo ah xisbiga siyaasadeed ee ugu weyn Norway. Shirweynaha Ap ee sanadkan 2017...

Ap oo wali ku adkeysanayo in dhalinyarta la siiyo magangalyo kumeel-gaar ah

Helga Pedersen oo ah afhayeenka siyaasada soo galootiga ee xisbiga Ap, ayaa mar kale ku celisay inay muhiim tahay in lasii wado dhaqangalinta xeerarka...

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.