FHI: 90% Dadka uu ku dhacay covid-19, wey ka bogsadeen.

0
Sida lagu sheegay tirokoob ay soo saartay laanta caafimaadka dadweynaha ee FHI, ku dhawaad 90% dadkii uu ku dhacay xanuunka Covid-19 Norway...

Dowlada oo ogolaaneyso kulamada 50-ka qof, hadii ay buuxiyaan shuruudahan.

0
Wasiirka caafimaadka Norway, Bent Høie ayaa shir jaraa´id oo uu qabtay isbuucan ku sheegay in dowladu ay wixii ka bilowdo 7-da bishan...

Daawo: Talooyin la xiriira soonka iyo macaanka (diabetes)

0
https://www.youtube.com/watch?v=BdlSQzNfuts&t=12s

FHI: Jawaabaha su´aalaha ugu badan ee covid-19 oo af soomaali ah.

0
Waaxda caafimaadka dadweynaha ee FHI, ayaa iyada oo kaashaneyso dhakhaatiir iyo khuburo caafimaad ayaa luuqado dhowr oo af-soomaali uu kujiro ku diyaariyay...

Dhakhtar: Telefoon kala cibaadeyso, hana soo booqan waalidkaa da´da ah iyo dadka xanuunka u...

0
https://www.youtube.com/watch?v=zdTBMYtsTz8&t=58s

Aftenposten: Tirada Soomaalida uu xanuunka COVID-19 ku dhacay oo aad hoos ugu dhacday.

0
Warbaahinta Norway ayaa maalmihii lasoo dhaafay qorayay warar ku saabsan in tirada dadka ajaaniibta ah ee qaaday xanuunka covid-19, ay hoos aad...

FHI: Tirada ajaaniibta iyo soomaalida uu ku dhacay xanuunka Covid-19 oo u dhacday.

0
Sida shaley lagu sheegay tirokoob ay soo saartay laanta caafimaadka dadweynaha, waxaa labadii isbuuc ee ugu danbeeyay hoos u dhac muuqdo uu...

Daawo(Muhiim):Arrimahan ka ogow dib u furitaanka xanaanada caruurta

0
https://www.youtube.com/watch?v=y8rTI1s_VIk&feature=youtu.be

Daawo: Dr(Cilmibaare PHD) Abdirashid: Xiligan ayaa lagu wadaa in la helo talaalka covid-19.

0
https://www.youtube.com/watch?v=12LUiH3tKq4

Daawo: Helsedirektoratet: Isma dhiibi karno hada!

0
https://www.youtube.com/watch?v=wg3XPBkOgPw

(Video)Norway: Qaabkan ayaa loo aasaa muslimiinta u geeriyoota xanuunka Covid-19.

0
https://www.youtube.com/watch?v=gTHVJmyEczs&feature=youtu.be

Hey´adda caafimaadka oo soo saartay App lagula socdo dhaq-dhaqaaqa dadka qaba Corona-virus.

0
Hey´addaha caafimadka Norway ayaa dhawaan soo saaray App lagula socdo dhaq-dhaqaada dadka qaaday xanuunka Covid-19 ama dadka kujiro karantiilka.

Dr. Suuban: Maxaa farqi ah oo u Karantiil (karantene) iyo isolasjon.

0
https://www.youtube.com/watch?v=yJ_bpWVW4as&feature=youtu.be

Daawo: Dr. Abdi Gele: In lasoo bandhigo tirada soomaalida xanuunka qaaday, ayaan ku taliyay.

0
https://www.youtube.com/watch?v=_5_WGoHoPRM&feature=youtu.be

(Daawo)-Dr. Ayan bashiir((Lege A-hus Oslo): Jawaabaha shanta su´aalood ee ugu badan xanuunka Corona-virus

0
https://www.youtube.com/watch?v=36UfhOAQC4g&feature=youtu.be

Abdullahi TO NRK: Aniga iyo soomaali badan, waxaan xanuunka ka qaadnay shaqada.

0
Isbuucii tagay warbaahinta Norway ayaa aad u hadalheysay in tiro badan oo soomaali ah oo 300 qof gaareyso uu ku dhacay xanuunka...

Dr. Ayaan: Qaabkan ayaa Covid-19 la isku qaadsiiyaa.

0
https://www.youtube.com/watch?v=ZgLpDyCMmRk

(Dhageyso)-VOA: Galka Baarista: Coronavirus iyo dhimashada Soomaalida Qurbaha.

0
Idaacada VOA- ayaa barnaamij ka diyaarisay waayo aragnimada dadka Soomaaliyeed ee ehelladooda ay u dhinteen cudurka Coronavirus, iyo sababta keentay in cudurka...

Oslo kommune: Macluumaad ku saabsan Covid 19 oo af soomaali ah.

0
https://www.youtube.com/watch?v=8BVLOxadaeU&feature=youtu.be

Mahad Mire: Jawaabtii FHI ay iga siiyeen tirada soomaalida ay markii danbe meesha ka...

0
W.Q: Mahad Mire Mukhtaar: Katirsanaa golaha deegaanka Oslo, xaafada Grunnerløka 2015-2019. Isbuucii lasoo dhaafay warbaahinta Norway ayaad mar...

M. Weyrax: Aniga iyo xanuunka Covid-19.

0
Muddo 8 cisho ka hor ah ayaan dareemay madax xanuun siyaado ah. Kadib waxa ii xigay sanka oo cabursan iyo wax xoogaa...

Qoys Soomaaliyeed oo ka qeybgeli waayay aaska wiilkooda oo Corona u dhintay.

0
Qoyska wiil Soomaali ah oo u dhintay xanuunka Coronavirus ayaa ka qeybgeli waayay aaskiisa oo lagu qabtay magaalada London kadib markii laba...

Sh Cali: Waan fiicnahay, ee guryihiina fariista.

0
Waxaa maalmihii ugu danbeeyay baraha bulshada ee soomaalida lagu qorayay warar ku saabsan xaalada caafimaad ee Sh/Dr Cali Maxamed Saalax oo ah...

Farmashiiste Kassim: Talaabooyinkan samee marka aad farmashiyaha kasoo adeeganeysid.

0
Maqaalkan waxaa Qoray Kassim Mohamed Adan oo ah Farmasøyt ama Farmashiiste(Daawo-yaqaan). Farmashiyaha wuxuu ka...

daawo : Maxaa soomaalida ugu badiyay dadka uu ku dhacay xanuunka Covid-19?

0
Si aad ula socoto wararka NorSom News oo maqal iyo muuqaal ah, halkan Riix, kadibna Subcribe saar(Abonner).
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.