fredag, april 19, 2024

Daawo: Shirka jaraa´id ee wasiirada dowlada oo Af Soomaali ku turjuman.

Qaar kamid ah Wasiirada dowlada Norway, gaar ahaan kuwooda qaabilsan arrimaha bulshada ee xiriirka la leh xanuunka Corona, ayaa shaley qabtay shir jaraa´id oo ay kaga hadlayaan xaaladihii ugu danbeeyay ee xanuunka Corona, sidoo kalena shuruucda iyo xeerarka cusub oo ay dowlada soo dajisay.

Muuqaalkan oo Af soomaali ku turmuman, ayna soo gudbintiisa iska kaashadeen wasaaradda caafimaadka Norway, Xafiiska Reysulwasaaraha Norway iyo warbaahinta NorSom News: Halkan ka daawo(Riix).

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x