mandag, juni 14, 2021
Home Økonimi/Dhaqaale

Økonimi/Dhaqaale

Nav oo isku diyaarineyso in lacagta fasaxa(F.p) la siiyo dadka “Dagpenger” kujiray sanadkii 2020.

Lacagta fasaxa ama Feriepenger, waxaa caadi ahaan la siiyaa qofka shaqeeyo, waxaana bixiya shaqa-bixiyaha maadaama ay qeyb ka tahay sharciga mushaar-siinta ee shaqaaleysiinta ee...

Bergen: Sadex(3) qof oo lagu eedeeyay khiyaano NAV oo xabsiga loo taxaabay.

Booliska magaalada Bergen ayaa arbacadii lasoo dhaafay xabsiga u taxaabay sadex qof oo lagu eedeeyay khiyaano dhaqaale oo ay ku sameeyeen hey´adda NAV. Sadexdan...

Hogaamiyihii Urur-weynaha shaqaalaha Norway oo geeriyooday

Hans-Christian Gabrielsen oo ah gudoomiyaha ururka ugu weyn ee mideeya ururada iyo iskaashatooyinka shaqaalaha Norway(LO:Landsorganisasjonen i Norge) ayaa geeriyooday, sida ay soo tabisay majalada...

(Daawo)-Cilmibaare Simon: hadii aad kamid tahay adigu ama qof qoyskaaga ah, fadlan ila soo xiriir.

Dhowrkii sano ee lasoo dhaafay hey´addaha socdaalka iyo qoxootiga Norway, ayaa dad badan dib uga celiyay dhalashada Norway oo markii hore la siiyay, kadib...

XYS:Ethiopian Airlines: Oslo to Hargeysa: Qiimaha fra 4100 Nok: Shan maalin isbuuc walba

Diyaaradda Ethopian Airlines ayaa sanadkan bilowday duulimaadyo toos ah oo taga magaalada Hargeysa ee jumhuuriyada Somaliland, kana baxa magaalooyinka Oslo iyo Stocklom. Waxeyna duulimaadyadaas...

Caawa waxaa soo baxayo warqada canshuur celinta(Selvangivelse), Halkan ka ogow waxyaabaha muhiimka ah

Maalinta bari oo ay taarikhda tahay 4.april, waxaa soo dhici doona warqadihii canshuur celinta dadka elektroniga isticmaalo, kuwa kalena waxaa loogu soo diri doonaa...

(NorSom Magazin): Wuxuu Norway kusoo galay qoxootinimo, maantana waa bilyan dheer: Ogow qaabka uu lacagtaas ku sameeyay.

Rasiah Leon waxa uu Norway kusoo galay qoxootinimo sanadkii 1996, maantana waxa uu kamid yahay dadka Norway ugu taajirsan. Hantidiisa waxaa lagu qiyaasaa 3...

XYS: Mobilka kusoo dajiso Appka diyaarada Ethiopian Airlines, waxaad heleysaa qiimo dhimis dhan 10% hadii aad tigid appka ka goosato.

Diyaarada Ethiopian Airlines ayaa isbuuc walba shan maalin ka baxda magaalooyinka Oslo iyo Stocklom, waxeyna si toos ah uga tagtaa magaalada Hargeysa. Tigidka Ethiopian Airlines...

Shaqadan/waxbarashada qofkii ay anfaceyso u gudbi: Doctoral Researcher on Refugee Education: Building Durable Futures (REBuilD)

Krav til kompetanse: Somali og Engelsk. Doctoral Researcher on Refugee Education: Building Durable Futures (REBuilD)(Halkan ku dhufo/click sii)

Sadex gabdho dhalinyaro soomaali ah oo dukaan online ah(nettbutikk) ka furay Norway.

Dhowrkii sano ee ugu danbeeyay, waxaa soo xoogaysanayay adeega ay dadku ku adeegtaan qaabka online-ka, kaas oo hada oo noqonayo suuq tartan fiican kula...

Siv Jensen oo soo bandhigtay miisaaniyada sanadka 2018: Maxay saameyn ah oo adiga kugu leedahay

Wasiirada maaliyada dalkan Norway, Siv Jensen ayaa maanta baarlamaanka Norway horgeysay miisaaniyada ay dowladu ugu talo-gashay inay wadanka ku maamusho sanadka soo socdo ee...

Shaqo ka banaan hey´ada NRC, qeybteeda Soomaaliya: Somali speaking Advisor for deployment, Mogadishu, Somalia

ORCAP is seeking Somali speaking advisers with significant technical expertise and proven skills in providing strategic policy advice and implementing change. The individuals must...

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.