mandag, oktober 25, 2021

Yearly Archives: 2021

Norsk-somalisk Rawdah Mohamed opplever stor suksess i moteverdenen som redaktør og modell.

Moteredaktør, influenser og modell Rawdah Mohamed (29) har i løpet av to år gått fra å være vernepleier til å bli en av de...

Erdogan: Safiirka Norway iyo sagaal(9) dal oo kale loogama baahno dalkeena.

Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdoğan ayaa maanta amray wasiirka arrimaha dibedda inuu dalka ka eryo safiirada 10 dal kadib markii ay soo saareen bayaan...

Qof(1) loo qabtay, iyo labo(2) oo loo raadinayo dilkii AHU Xamse Xaashi Aadan.

Booliska magaalada Oslo ayaa labo(2) isbuuc oo ay wadeen baaritaan xoogan kadib sheegay inay hal(1) qof usoo qabteen dilka A.H.U Xamse Xaashi Aadan oo...

Erdogan oo ku hanjabay inuu Eryi doono safiirka Norway iyo safiiradda sagaal dal oo kale.

Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Khamiistii ku hanjabay inuu eryi doono safiirada dalalka Norway, Mareykanka, Jarmalka iyo todobo kale oo reer galbeed ah...

Minneapolis: Maxamed Nuur oo lagu riday xukun cusub oo ka fudud kii hore.

Maxamed Nuur oo ah sarkaal ka tirsanaa booliksa Minneapolis oo toogasho ku dilay haweeney aan hubeysneyn ayaa maanta lagu xukumay ku dhowaad shan sano...

Oslo: 16 jir Labo macalin oo warbixin(Ashtako) ka gudbiyay jeesteeyay oo Maxkamad lasoo taagayo.

Waxaa dhawaan maxkamadda Oslo ka bilaaban doonto dhageysiga dacwad ka dhan ah wiil 16 sano jir ah oo gacanqaad u geystay labo macalin oo...

Bostøtte-ha ayay dowladu u kordhin dadka korantadu ku qaaliyowday.

Bilihii ugu danbeeyay waxaa dalkan Norway aad u qaaliyoobay sicirka korontada, taas oo gobolada qaarkood gaartay heerkii ugu sareysay abid. Waxaana arrintaas cabasho xoogan...

Caasimadda Oslo oo yeelatay duq-ku xigeen muslim ah.

Abdullah Alsabeehg oo ah siyaasi katirsan xisbiga shaqaalaha ee Ap, ee loo doortay inuu noqdo ku xigeenka duqa magaalada caasimadda ah ee Oslo. ...

Turkey oo u yeertay safiirka Norway iyo 10 dal oo soo saaray qoraal ka careysiiyey

Turkey ayaa shalay u yeertay safiirka Dalka Norway iyo 10 dal oo kale ay ku jiraan Jarmalka iyo Mareykanka. Dalalkan ayaa ku baaqay in...

Soomaali Tahriib ku galay Talyaaniga oo xil sare loo doortay

 Cabdullaahi Axmed Macallim oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya ayaa noqday qofki ugu horreeyay oo muhaajir ah oo loo doorto xildhibaan ka tirsan Golayaasha...

Soomaalida oo ugu danbeyn labo xubnood oo rasmi ah ku yeeshay golaha deegaanka Oslo.

Kaafiyo Xaashi Maxaamuud iyo Ubax Cabdulaahi Aadan ayaa ugu danbeyn si rasmi ah uga mid noqday golaha deegaanka magaalada Oslo, kadib labo sano oo...

Barafkii ugu horeeyay sanadkan oo caawa laga filayo Oslo iyo goboladan kale.

Hey´adda saadaasha hawada ee ayaa maanta soo saartay saadaalin digniin wadato oo loo diray dadka kunool gobolada Oslo, Viken iyo Innladet. Taas oo ku...

Moss: Booliska oo ka hadlay ninkii masaajidka lasoo galay wax u ekaa qori.

24-kii saac ee ugu danbeysay waxaa baraha bulshada, gaar ahaan Facebeook iyo whatsupp aad loogu faafinayay muuqaal nin cadaan ah oo boorso ku wato...

UK: 25-jirkii dilay xildhibaanka oo noqday wiil uu dhalay siyaasi caan ah

Warbaahinta dalka UK ayaa shaaca ka qaaday magaca ninka Soomaali British-ka ah ee lagu tuhmayo dilka xildhibaan David Amess oo Jimcihii lagu dilay toorey,...

Norway oo loo codeeyay wadanka 2.aad ee aduunka ugu cadaalisan.

Tirokoob la sameeyay ayaa lagu sheegay in dalka Denmark uu yahay wadanka koowaad ee aduunka ugu cadaalisan, ama wadanka booska koowaad kaga jira dalalka...

Xukuumada cusub: Maamulka goobaha cibaadadu waa inay 40% dumar ahaadaan, si ay lacag u helaan.

Xukuumadda cusub ee dhawaan la wareegtay talada Norway ayaa rabto in goobaha cibaaddada shardi looga dhigo, inay 40%(afartan boqolkiiba) guddiyadda maamulka goobaha cibaaddadu ay...

Norway: Su´aalo la iska weydiinayo muslim-nimada Ninkii shanta qof ku dilay Kongsberg.

Booliska Norway ayaa maanta shir jaraa´id oo ay qabteen ku sheegay inay sii wiiqmeyso aragtidii aheyd in Espen Andersen Bråthen oo ahaa gacan ku...

Nin Soomaali ah oo loo xiray dilkii xildhibaan katirsan baarlamaanka UK

Nin Soomaali ah ayaa loo qabtay inuu ka dambeeyey dilkii mindida loo adeegsaday ee xildhibaan David Amess oo ka tirsanaa xisbiga Conservative-ka ee dalka...
- Advertisment -

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.