tirsdag, april 23, 2024

Cilmi-nafsi: Dhibaatada maskaxeed ee laga dhaxlo ku noolaanshaha nolol sharci iyo xuquuq la´aan ah.

(Daawo Talo walaaltinimo): Cilmi-nafsi yaqaan Abdibasid: Marka uu qofku mudo dheer ku noolaado nolol adag oo sharci iyo xuquuq la´aan ah, wuxuu noqon karaa mid dareen iyo rajo kunool ah, oo aan awoodin inuu qaato go´ aan adag oo mustaqbalkiisa wanaag u horseedi kara. Waxeyna dhaawac u keeni kartaa caafimaadka dhimirka(maskaxeed) ee qofka.


F.G: Muuqaalkan oo si gaar ah ugu socdo dadka uu khuseeyo ee ka faa´iideysan kara ama xog kala bixi kara, waa wargalin ku saabsan barnaamijka assistert retur oo ah fursad ay ka faa´iideysan karaan dadka diidmada kama dambeysta ah ka heysto(endelig avslag) codsiyada magangalyada.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x