torsdag, april 18, 2024

SWEDEN OO SOO SAARTAY XAYIRAADO CUSUB.

Laga bilaabo 23-ka bishan Desember, dowlada Sweden ayaa soo rogi doonto xeerar cusub oo lagu xakameynayo faafitaanka feyruska corona. Waxaana xeerarka cusub kamid ah i guryaha lagu shaqeeyo( Xafiis guri), kala fogaan la kala fogaado meelaha dadku ku kulmaan, maqaayadaha lagu kala dheeraado iwm.

Dowlada Sweden ayaa sidoo kale rabta in dadku ay isticmaalaan teesaraha koroonaha in ka badan inta ay maanta isticmaalaan.

Xukuumaddu waxay doonaysaa inay ku soo rogto teesaraha koroonaha gaadiidka dadweynaha, waxaase taa diiday maamulka caafimaadka bulshada(FHM), sababtoo ah carruuraha ayaa u baahan kara dad aan tallaalnayn oo raaca xilliyada firaaqada ee ay dhaqdhaqaayda iyo ciyaaraha u socdaan. 

Raiisalwaare Magdalena Andersson ayaa tiri waa in dadku mar kale juhdi ama dadaal bixiyaan, kuwa tallaalka buuxa qaatayna waa inay qiimayn isku samayaan in ay si buuxda isu difaaci karaan.

Xigasho/kilde: INNFØRER NYE RESTRIKSJONER I SVERIGE.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x