tirsdag, mars 2, 2021
Home Politikk/siyaasad

Politikk/siyaasad

Donald Trump ina-adeertii oo laga yaabo inay madaxweyne ka noqoto France

Waxaa maalinta axada ah ee inagu soo aadan(23-April 2017) dalka Faransiiska ka dhaceyso, wareega koowaad ee doorashada madaxtanimo ee dalkaas. Iyada oo doorashadaas ay...

Tromsø: Xisbi-yare siyaasi soomaali ah ka dhigay musharaxa koowaad ee baarlamaanka

Xisbi-yaraha Kystpartiet ayaa siyaasiga soomaaliga ah ee lagu magacaabo Ahmed Warsame, ka dhigay musharaxa koowaad ee baarlamaanka ee xisbigaas uga sharaxan gobalka Troms. Sida uu...

Venstre oo diiday inay ka noqdaan taageeradooda awood ka qaadista laanta socdaalka

Xisbiga Venstre oo maalmo kahor ay soo baxday inuu wadahadalo kula jiro FRP iyo Høyre, ayaa galabta soo saarey war saxaafadeed ay ku sheegeen...

FRP oo lagala baxay booska xisbiga 3-aad ee ugu weyn wadanka

Dhowr Codbixin oo isbuucyadii ugu danbeeyay qaab online ah loogu qaaday barta internetka, ayaa sheegayo in xisbiga Senterpartiet(Sp) uu yahay xisbiga 3-aad ee ugu...

(Daawo): Shirweynaha qaran ee SV oo ansixiyay in Marian Abdi ay xubin ka noqoto golaha dhexe ee SV

Xisbiga SV oo shirweyne qaran lahaa dhamaadkii isbuucii lasoo dhaafay ayaa ansixiyay in Marian Abdi Hussein ay xubin ka noqoto golaha dhexe ee SV,...

(Xog-ogaal): Ap oo ay u badantahay inay taageeraan mooshinka awood ka qaadista UDI-da

Xisbiga Ap ayaa isbuucyo kahor dalbaday in la siiyo waqti dheeri ah oo ay uga soo fakaraan taageerada ay siiyeen mooshinka baarlamaanka ee ku...

SV oo ku muransan mamnuucista gudniinka wiilasha yar-yar

Xisbiga SV gudihiisa ayaa waxaa ka jiro muran ku saabsan gudniinka wiilasha yar-yar. Iyada oo qeyb kamid ah SV ay rabto in la mamnuuco,...

Abdirisaq Hassan: Waxaan ku baaqayaa inaan shir isugu imaano siyaasiyinta soomaalida ee xisbiga Ap

Abdirisaq Hassan oo ah gudoomiye ku xigeenka xisbiga Ap ee magaalada Stange, kana mid ah golaha dhexe ee xisbiga Ap ee gobalka Hedmark, ayaa...

Marian Abdi: Waa muhiim in soomaalidu ay arkaan farqiga u dhaxeeyo SV iyo Ap

Xisbiga shaqaalaha Ap oo kamid ahaa xisbiyadii taageersanaa mooshinkii awood ka qaadista hey´ada laanta socdaalkam kaas oo lagu balansanaa in baarlamaanka la horkeeno 14-ka bishan...

Venstre: Frp lama shaqeyn doono!

Xisbiga Venstre oo kamid ah labada xisbi yare ee xukuumada hada jirto wada-shaqeynta la leh, ayaa go´aan cad ku sheegay inaysan doorashada soo socoto...

Suheyr Hussein Abdi: ET SKRITT I RIKTIG RETNING!

17 år gammel, svært samfunnsengasjert jente som går på Elvebakken VGS. Brenner for en bedre hverdag for alle og et samhold i det store...

Telemark: Amino Bile oo loo doortay gudoomiyaha ururka dhalinyarada xisbiga SV ee Telemark

Amino Bile oo ah gabar dhalinyaro soomaali ah, ayaa loo doortay inay noqoto gudoomiyaha ururka dhalinyarada xisbiga SV, SU ee gobalka Telemark. Amino ayaa...

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.