mandag, mars 1, 2021
Home Politikk/siyaasad

Politikk/siyaasad

Per Sandeberg oo si kumeel gaar ah u noqon doono wasiirka arimaha soo galootiga

Bilowga bisha soo socoto ee Maarso ayaa lagu wadaa in wasiirada arimaha soo galootiga dalkan Norway ay gasho fasaxa umusha, maadaama ay dhawaan heli...

Marian Abdi oo kamid noqotay golaha dhexe ee xisbiga SV

Sida ku xusan war qoraal ah oo kasoo baxay xisbiga SV, Mariam Abdi Husein oo ah gabar siyaasiyad soomaali ah ayaa loo doortay inay...

Abdirasaq Hassan oo loo doortay gudoomiye kuxigeenka Ap ee Stange.

Sida ku xusan referatka shir uu xisbiga Ap, qeybta degmada Stange yeeshay maalmo kahor, waxaa gudoomiye kuxigeenka arimaha siyaada ee xisbiga Ap Stange loo...

(Falanqeyn): Knut A. Hareide: Erna Solberg ama anaga ama FRP midkood ha doorato!

Waxaa bilaabmay hordhaca olalaha doorashada baarlamaanka ee sanadkan 2017 dhici doono. Gudoomiyaha xisbiga KRF Knut A. Hareide ayaa wareysi dheer oo uu siiyay wargeyska...

(Daawo Wareysi )-Said Amiin: SV waan kabaxay, waxaana si rasmi ah ugu biiray Ap

Said Mohamed Aamin oo kamid ah siyaasiyiinta soomaalida ee magaalada ee wadankan Norway gaar ahaan magaalada Oslo, ayaa sheegay inuu gabi ahaanba ka baxay...

Klassekampen: Qaar kamid ah madax goboleedyada xisbiga KRF oo sheegay inay taageersanyihiin mooshinka

Waxaa maanta galinka danbe shir yeelanayo gudiga uu xisbiga KRF u saaray soo qiimeynta mooshinka ay keeneen xisbiyada Sv, Ap, Sp, iyo MDG , kaas...

MDG: Waxaan rabnaa in sharci la siiyo dadka sharci la´aanta wadanka ku ahaa 7 sano

Xisbiga MDG(Miljøpartiet De Grønne) oo ah xisbi siyaasadeedaad aad ugu janjeera arimaha deegaanka, ayaa sheegay inay rabaan soo jeedinta qorshe sharci lagu siinayo dadka...

Falanqeyn:Farqiga u dhaxeeyo xukuumadaha wadamada Denmark iyo Norway iyo fal-celintooda codsiga qaramada midoobay

Dowlada Denmark ayaa isbuuc kahor soo saartey war saxaafadeed ay ku sheegeyso iney dib uga noqotay go´aankii ku saabsanaa dib u qiimeynta sharciyada magangalyada...

KRF oo joker ka ah mooshinka baarlamaanka ee ku saabsan maxkadeynta dadka dhalashada lagala noqonayo

Sadex isbuuc kahor ah ayey aheyd markii sadexda xisbi ee SV, Ap, iyo Sp ay isku raaceen soo jeedinta mooshin uu baarlamaanka Norway u...

Sp: Hala istaajiyo lacagta lagu taageero goobaha cibaadada dadka aan dhalashada wadanka heysan

Ola Borten Moe oo ah gudoomiye ku xigeenka xisbiga Senterpartiet, ayaa sheegay in xisbigiisu uu soo jeedinayo in lacagta taageerada ah ee la siiyo...

Xisbiga Rødt: Waxaan dalbaneynaa in xukuumadu ay ka laabato go´aanka dib u celinta qoxootiga soomaalida ah

Xisbiga Rødt oo kamid ah xisbiyada siyaasada dalkan Norway ee u janjeero dhinaca bidixda fog, ayaa war qoraal ah oo ay soo saareen ku...

Mariam Abdi Hussein oo si rasmi uga mid noqotey musharaxiinta u tartamayo doorashada baarlamaanka

Waxaa galabta la qabtey u codeynta iyo kala saarista xubnaha uu gudiga doorashooyinka SV, qeybtiisa Oslo uu usoo xuley iney u tartamaan doorashooyinka baarlamaanka, sanadka...

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.