Deg-deg: Nin soomaali ah oo daqiiqado kahor sadex qof ku dhaawacay Sarsborg.

0
Sida ay daqiiqado kahor noo xaqiijiyeen masuuliyiin katirsan jaaliyada soomaaliyeed ee Sarborg, nin soomaali ah oo maskax ahaan u yara xanuunsanaa, ayaa...

Kawaran hadii xaaskaagu ay TV ka qirato inay gogoldhaaf sameysay?, Waliba wiil 21 sano...

0
Will Smith iyo Jada Pinkett Smith waa lamaane Mareykan ah oo labaduba katirsan jilayaasha Hollywoodka ah ee caanka ka ah bulshoweynta caalamka....

(Document)-Masaajidka Tawfiiq oo markii 3-aad hadana diidmo ka helay codsigii kaalmada dhaqaale ee dowlada

0
Sida ku cad nuqulka kamid ah go´aan kasoo baxay gobolka Oslo oo ay heshay warbaahinta NorSom News, xafiiska gudoomiyaha gobolka Oslo...

Ayaan Xirsi Cali oo weerar ku qaaday Ilhaan Cumar.

1
Ayaan Xirsi Cali oo asalkeedu  Soomaali  yahay, kana baxday diinta Islaamka, ayaa weerar afka ah ku qaaday islamarkaana cambaareysay hadal ka soo yeeray Ilhaan Cumar...

Askarigii ceejiska dhulka ku dhigay wiilka soomaaliga ee xiran oo hadlay.

0
Laanta booliska Norway u qaabilsan dabagalka danbiyada ka dhaca askarta booliska ah xiliga ay shaqada kujiraan ayaa shaley sheegtay inay baaritaan ku...

(Dhageyso): Sweden oo soo saartay sharciyo adag oo saameynaya soo-galootiga

0
Dawladda Sweden ayaa dhawaan soo saartay sharciyo adag oo la xidhiidha arrimaha bulshada, oo si gaar ah u saamaynaya dadyowga soo galootiga...

Hal maalin: Wadan muslim ah oo cabista khamriga ogolaaday iyo mid aan muslim aheyn...

0
Dowlada dalka Suudaan ayaa maalintii shaley aheyd sharci dadka aan muslimka aheyn ee dalka Suudaan kunool u ogolaanaya cabista khamriga. Waxaana arintan...

R.W Norway oo xustay xasuuq 25 sano kahor loo geystay shucuub muslimiin ah.

0
Reysulwasaaraha dalkan Norway, Erna Solberg ayaa ka hadashay xuska xasuuqii 25-sano kahor magaalada Srebrenica ee dalka Bosnia loogu geystay ilaa 8000 qof...

Wadaadkii ay Norway deyrisay oo hadana maxkamad ku guuldareystay.

0
Wadaadka Najumuddin Faraj Ahmad oo ku caan ah magaca Mulla Krekar ayaa mar kale ku guuldareystay racfaankii uu ka qaatay xukun hore...

Norway: Askari wiil soomaali ah oo uu wareysanayay weeraray oo kiis baaritaan ah lagu...

0
Laanta booliska Norway u qaabilsan dabagalka qaladaadka ka dhaca askarta booliska, xiliga ay shaqada kujiraan, ayaa kiis baaritaan ah ku furay askari...

Trump oo saaxiibkiis xabsiga uga sii daayay qaab muran badan dhalisay.

0
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa dhaliil xooggan kala kulmay go'aan uu xabsi kaga badbaadiyay Roger Stone oo ay muddo badan saaxiib ahaayeen,...

Nin NAV 718.000 kr ka qaatay oo 4 bilood oo xabsi ah lagu xukumay.

0
Maxkamada Oslo ayaa nin 60-meeyo jir ah ku xukuntay 4 bilood oo xabsi ah, kadib markii lagu helay danbi ah inuu NAV...

Dowlada Sweden oo geerida Sheekh M. Celi gudi baaritaan u saartay.

0
Gudi katirsan hey´adda dowlada Sweden u qaabilsan arrimaha la xiriira la socodka caafimaadka iyo daryeelka bulshada(Ispektionen för vård och omsorg), ayaa bilaabay...

Soomaali tartanka orodka kaga guuleystay Norwiiji.

0
Orodyahanka asal ahaan soomaaliga ah, balse heysta dhalashada Canada ee Mohammed Ahmed ayaa tartanka orodka xagaaga ee 5000 M kaga guuleystay orodyahano uu...

Reysulwasaaraha Norway oo lagu canaantay adeegsiga App caan ah oo ay soomaalidu jeceshahay.

0
Aaladaha baraha bulshada ee internetka ay bulshadu ku wada xiriirto, waxaa labadii sano ee ugu danbeeyay kusoo...

Xisbi soo jeediyay arrintan cusub, si looga hortago faquuqa helitaanka shaqada ee dadka ajaaniibta...

0
Dhowr daraasad oo kala duwan oo laga sameeyay fursadaha helitaanka shaqada ee dadka ajaaniibta ah ama magacoodu uusan magac Norwiiji aheyn, ayaa...

Norway: Dowlada oo maanta ogolaatay in dalalkan loo safri karo. AKhri liiska.

0
Shir jaraa'id oo ay maanta si wadajir ah u qabteen xubno katirsan golaha wasiiradda dowlada Norway, ayay kusoo bandhigeen qorshaha cusub ee...

Denmark oo Corona-baasaboor u sameyneyso muwaadiniinta dalkeeda.

0
Dowlada badan oo caalamka ah ayaa dhawaantan soo ragay shardi laga rabo qofka ajnabiga ah ee raba inuu dalkooda soo galo, kaas...

Ilhaan Cumar: “Waa in magdhow la siiyo” ehellada dadka uu Mareykanka ku ‘dilay’ Soomaaliya

0
Xildhibaanada ka tirsan Aqalka Congress-ka Mareykanka, asal ahaan Soomaaliyada ah ee Ilhaan Cumar ayaa sheegtay in xafiiskeeda uu billaabay sidii mag-dhaw lagu...

Gabar Soomaali ah oo ‘xadgudub’ loogu gaystay Starbucks ku yaalla Minnesota

0
Gabar Soomaali ah oo deggan gobalka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa magaca Kooxda ISIS loogu qoray cabitaan ay ka dalbatay maqaayadda Starbucks...
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.