lørdag, april 27, 2024

Oslo oo laga furay wado loogu magac-daray «jidka bisha Ramadaan»

Magaaladda Oslo waxaa habeenkii isniinta ah laga furay wado hormarta aqalka dowlada hoose ee Oslo, jidka Ramadaanka, kaas oo lagu qurxiyay nalal muujinayo calaamaddaha bisha Barakeysan ee soonka.

Kulanka furitaanka waxaa kasoo qeybgalay boqolaal kamid ah dadweynaha magaaladda Oslo, kuwaas oo xiiseynayay inay marqaati ka noqdaan dhacdadan taariikhiga ah.

Waxaan ujeedka arrintan loo sameeyay iyo micnaha ay xambaarsantahay ka wareysanay gudoomiyaha degmadda Oslo, xildhibaanadda soomaalida ah ee ka tirsan golaha deegaanka iyo ururadda islaamka Norway.

Oslo ayaa noqoneyso magaaladii labaad ee Yurub ah ee arrintan oo kale sameyso, waxaana uga horeeyay

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x