lørdag, april 27, 2024

(Wargalin): Aaska Marxuum Ahmed Said Muuse.

Waxaa dhamaan qoyska, saaxiibadda iyo bulshada Soomaaliyeed lagu wargalinayaa, in maalinta jimcaha ah ee bishu ay tahay 08.03.2024 la aasi doono walaal Ahmed Said Muse oo jimcihii lasoo dhaafay ku geeriyooday Lørenskog.

Aaska ayaa ka dhici doono goobta lagu magacaabo Lørenskog Kirke, ee cinwaankeedu yahay ( Hammerveien 1, 1474 Lørenskog). Waxa ay janaazadu bilaaban doontaa 12:00 duhurnimo.

Wixii faah-faahin ah kala xiriir: Salim Boss:95108706.

Fadlan waqtiga ilaali, hadii aad duugta kasoo qeybgaleyso.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x