Warbaahinta Norway maxey ka qoreen xil ka qaadistii R.W X. A. Kheyre?

1
Maalintii sabtida waxay bulsho-weynta soomaaliyeed ku waabiriisteen mooshin aan horey loo shaacin oo baarlamaanka Soomaaliya ay xilkii kaga qaadeen reysulwasaarihii hore ee...

Germany oo Giriiga kasoo qaatay qoxooti ay dad Soomaali ah kujiraan.

0
Dawladda Jarmalka ayaa toddobaadkan soo qaaday in ka badan 80 qof oo qaxooti ah oo ay ku jiraan dad Soomaali ah, kuwaas...

Daawo: Masaajidka Soomaalida Ee Oslo oo maanta buuq iyo is-qabqabsi ka dhacay.

0
Masaajidka Soomaalida ugu weyn dalkan Norway Ee Tawfiiq, ayaa maanta waxaa salaadii jimce kadib, ka dhacay buuq iyo is qabqabsi ka dhashay...

Sweden: Waalidka oo safarkiisa la xanibi karo, haddii la tuhmo in ilmaha guur loo...

0
Sharci dhawaan dalka Sweden laga meelmariyay, ayaa hay’adda adeegga Bulshada ee dalkaas, awood u siinaya in waalidiinta safarka laga baajin karo si...

Århus-DK: Labo qof oo soomaali ah oo shaley iyo xalay lagu dilay magaaladaas.

0
Sida ay xaqiijiyeen booliska magaalada Århus ee dalka Denmark, waxaa shaley oo arbaco aheyd magaalada Århus lagu dilay nin 25 sano jir...

NAV oo fududeysay codsiga mushaar-kabista dadka shaqada laga fariisiyay.

0
Wixii ka danbeeyay xayiraadii Corona-virus, dowlada Norway ayaa ogolaatay in dadka laga fariisiyay shaqooyinkooda ay taageero dhaqaale oo dheeri ah ay ka...

Maanta: Xuskii 9-aad ee xasuuqii iyo maalintii murugada badneed ee 22-juli-2011.

0
Jens Stoltenberg oo hadal ka jeedinayo aaska Muno Cabdinuur Maanta oo ay taariikhdu tahay 22-ka bisha luulyo, waxay ku beegantahay 9-sano guuradii kasoo wareegtay 22-july-2011,...

Sweden: Norway ayaa naga darnaan doonto, marka uu Corona soo noqdo.

0
5.639 qof ayaa dalka Sweden u dhimatay xanuunka Corona-virus tan iyo markii uu soo bilowday. Halka Norwey ay xanuunkaas u dhimatay 255...

Askøy-Bergen: Wiil hooyadiis mindi ku dilay, kadibna is dilay.

0
Sabtidii lasoo dhaafay booliska deegaanka Askøy ee duleedka magaalada Bergen ayaa guri deegaankaas kuyaalo ka helay meydka haweenay 54 sano jir aheyd...

Askim: Qareen Christian gurigiisa ayaa lagu xabadeeyay oo lagu dilay.

0
Christian Halvorsen oo ah mid kamid ah qareemada dowlada ayaa axadii lasoo dhaafay(isbuuc kahor) lagu dilay gurigiisa oo kuyaal deegaanka Askim ee...

Bergen: Dad 100 qof ka badan oo karantiil la galiyay.

0
Sida uu qoray wargeyska Bergens Tidende, dad kor u dhaafayo 100 qof ayaa magaalada Bergen la galiyay karantiil, kadib markii ay xanuunka...

Lørenskog: Hooyada dhashay caruurtii shaley la dilay oo la xiray, iyo aabahood oo xabsiga...

0
Sida ay maanta shir jaraa´id ku sheegeen boolisku, waxaa xabsiga la dhigay hooyada dhashay labo caruur ah oo shaley meydkooda laga helay...

Lørenskog: 2 caruur ah oo meyd ah iyo hooyadood oo dhaawac ah oo gurigooda...

0
Sida ay sheegeen booliska, waxey saaka aroortii hore ay guri kuyaal xaafada Lørenskog ee duleedka Oslo ka heleen meydka 2 caruur ah...

Kiiskii Keshvari oo maxkamada sare ee Norway tagay.

0
Maxkamada sarre ee dalkan Norway ayaa aqbashay dhageysiga kiiska dacwada racfaanka ah ee xildhibaan hore Mezyar Keshvari uu ka qaatay xukunkii maxkamada...

Soomaalida Sarpsborg oo warbaahinta la hadashay, sheegteyna dareenkooda.

0
Habeenkii Talaadada nin soomaali ah, ayaa magaalada Sarpsborg ee gobolka Viken ku dilay haweenay Norwiiji ah, halka uu ku dhaawac gaarsiiyay labo...

Muhaajiriin ay Soomaali ku jirto oo lagu qabtay xeebaha wadanka Ingiriiska.

0
Ciidamada ilaalada xeebaha ee Ingiriiska ayaa shaaciyay iney qabto tiro dad ah oo ay ku jiraan Soomaali kuwaas oo si sharci darro...

Maxaa kusoo kordhay kiiska wiilkii soomaaligii ee dilka iyo dhaawaca ka geystay Sarsborg.

0
Nin asal ahaan soomaali ah, balse heysta dhalashada dalkan Norway, da´diisana lagu sheegay 31 sano jir ayaa habeenkii Talaadada haweenay Norwiiji ah...

Daawo: Gabar Sheybaariiste soomaali ah oo lagu amaanay shaqada kahor tagista corona-virus.

0
Boqolaal qof oo kamid ah dadka ka shaqeeyo arrimaah caafimaadka ayaa dowlada iyo waliba dadweynaha Norway kunool ku amaaneen shaqadii adkeyd oo...

Dhageyso Sarsborg: Dhacdadii uu xalay ninka soomaaliga dadka ku laayay mindida.

0
Nin asal ahaan soomaali ah oo la xaqiijiyay inuu maskax ahaan xanuun u qabay, ayaa xalay sadex qof mindi ku dhaawacay magaalada...

Isbitaalka: Mid kamid ah dumarkii uu ninka soomaaliga dhaawacay oo isbitaalka ku geeriyootay.

2
Sida ay xaqiijiyeen booliska, waxaa caawa geeriyootay mid kamid ah sadex qof oo dumar ah oo nin soomaali ah oo maskax ahaan...
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.