fredag, januar 22, 2021

Monthly Archives: September, 2020

Booliska: Qofkii aan xiran marada afka, 22.000 kr ayaa lagu ganaaxi karaa.

Maamulka degmada hoose ee magaalada Oslo ayaa shaley dhaqangaliyay sharci cusub oo ku saabsan in dhamaan dadka saaran gaadiidka dadweynaha(Buss-trikk-T-Bane-Tog) ay waajib ku tahay...

Norway: Nidaamka xukunka qoyska boqortooyada jumhuuriyad halagu badalo.

Xildhibaano katirsan baarlamaanka, kana soo jeedo ilaa shan xisbi oo kala duwan ayaa baarlamaanka Norway u gudbiyay hindise sharciyeed ay ku dalbanayaan in wax...

Booliska: Awood uma heyno inaan dabagalno dadka aan xiran marada afka.

Maanta oo Talaado ah, waxaa magaalada Oslo ka dhaqangalay sharci cusub oo shaley ay soo dajiyeen maamulka dowlada hoose ee magaalada Oslo. Kuna saabsan...

Wasiirka caafimaadka oo amaanay soomaalida.

Wasiir caafimaadka Norway Bent Høie oo shaley ka qeybgalay shir jaraa' id oo su' aalo ay ku weydiinayeen warbaahinta bulshooyinka ajaaniibta ah ay ku...

Dowlada oo joojisay app-kii loo sameeyay la socoshada dadka uu ku dhacay Corona

Hey' addaha caafimaadka Norway ayaa shaley sheegay inay joojiyeen adeegsiga App-ka loo yaqaano Smitte-appen ee loogu talagalay la socoshada dhaq-dhaqaaqa dadka uu ku dhacay...

USA: Soomaaliyad ku guuleysatay tartan quruxda ah.

Sahra Abuukar oo ka soo jeeda Soomaaliya, balse qaxooti ku ah Mareykanka ayaa ku guuleysatey tartanka quruxda haweenka Muslimiinta ee dalkaasi, kaas oo loo...

Trump oo 750$ oo kali ah canshuur u bixiyay 2 sano.

Wargeyska New York Times ayaa baaritaan ay sameeyeen kadib sheegay in madaxwaynaha Mareykanka, Donald Trump uu bixiyay oo kali ah $750 oo ah canshuurta...

Oslo: Xirashada maradda afka oo waajib laga dhigay iyo qodobo kale.

Gudoomiyaha gudiga maamulka magaalada Oslo Reymond Johansen oo maanta shir jaraa´id qabtay ayaa sheegay in dowlada hoose ee Oslo ay go´aamisay in kadib markii...

Ilhaan Cumar oo weerarkii ugu cuslaa ku qaaday Trump

Ilhaan Cumar oo ah gabar Soomaali ah oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa weerar culus ku qaaday madaxweyne Donald Trump oo ay ugu...

W.A Dibadda oo ku talineyso inaan dalka laga bixin ilaa january sanadka danbe.

Wasaaradda arrimaha dibadda dalkan Norway ayaa maanta qoraal ay soo saartay ku dheereysay mudada ay dadka Norway kunool uga digeyso inay dalka dibadda uga...

Boqor Harald oo isbitaalka la dhigay: neefta ayaa culeys ku noqotay.

Boqorka dalkan Norway Boqor Harald-ka 6-aad (V) ayaa maanta galinkii hore la dhigay isbitaal Rikshospitalet ee magaalada Oslo, kadib markii sida la sheegay ay...

Wuxuu qirtay inuu ka been-sheegay da´diisa iyo aqoonsigiisa: Wadanka ka bax!

Francis Solomon waa nin kasoo jeedo dalka Liberia oo sanadkii 2003 Norway soo galay, kaas oo dhawaan hey´adda qoxootiga ay ku wargalisay inuu dalka...

Dowlada oo dajisay qorshaha ka hortaga muslim-naceybka.

Shir jaraa´id oo ay shaley qabatay reysulwasaaraha Norway, Erna Solberg oo ay weheliyeen xubno katirsan golaheeda wasiiradda, ayay kusoo bandhigtay qorshaha dowlada ee kahortaga...

Telemark: Booliska oo toogasho ku dilay qof.

Booliska gobolka Telemark ayaa nin 30-meeyo jir ah ku toogtay agagaarka hotelka dalxiisayaasha ee Bolkesjø, sida ay boolisku ku sheegeen war saxaafadeed ay soo...

Norway: 90% Dad u dhintay Corona, arintan ayay wadaageen.

Hey´adda caafimaadka dadweynaha u qaabilsan dowlada Norway ee "Folkehelse-instituttet, FHI) ayaa daraasad ay ku sameysay 236 qof oo Norway ugu geeriyooday xanuunka Corona,...

Norway oo dhimi karto deeqaha ay siiso wadamada dibadda.

Dowlada Norway ayaa isbuucyada soo socdo soo bandhigi doonto qorshaha miisaaniyada sanadka danbe ee 2021, kaas oo hada ay socoto diyaarintiisa. Waxaana qorshahaas lasoo...

NRK oo maanta arin kale oo la yaab leh ka qoray masaajidka soomaalida Tawfiiq.

TV-ga qarankan Norway ee NRK oo sanadkii tagay warbixino dhaadheer oo u badan dabagal ay sameeyeen ka qorayay khilaafka ka taagan masaajidka soomaalida ee...

Waxay ku aflagaadeysay “Dhilooyin xijaab xiran”: Xabsi ayaa lagu xukumay.

Maxkamada magaalada Larvik ayaa haweenay 40-meeyo jir ah ku xukuntay 30 maalmood oo xabsi ah, kadib markii lagu helay danbiyo ay kamid yihiin inay...

Halkan ka daawo wareysiga 2. aad ee khilaafka Tawfiiq oo full ah(Dhameystiran).

https://www.youtube.com/watch?v=FbiGCNiMszE&t=788s

SSB: Soomaalida waa ajaaniibta ugu badan ee Norway ka guuray, marka ay dhalashada qaateen kadib.

Wakaalada tirokoobka iyo daraasaadka u qaabilsan dowlada Norway, ayaa soo saartay daraasad lagu fiirinayo dadka ajaaniibta ah ee Norway ka guuray, marka ay qaaateen...

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.