W.A Dibadda oo ku talineyso inaan dalka laga bixin ilaa january sanadka danbe.

0
73

Wasaaradda arrimaha dibadda dalkan Norway ayaa maanta qoraal ay soo saartay ku dheereysay mudada ay dadka Norway kunool uga digeyso inay dalka dibadda uga safraan. Iyada oo wasaaraddu ay markale ku celisay in muwaadiniinta Norwiijiga ah aysan dalka ka bixin, hadii aysan jirin sabab laga maarmaan ah, ilaa laga gaarayo 15-ka bisha January sanadka 2021.

Wasiiradda arrimaha dibadda ayaa sheegtay in wali lagu jiro xaalad aan caadi aheyn oo la xiriirta faafitaanka xanuunka, xaaladuna si dhaqso ah isku badali karto, ayna kasii dari karto. Iyada oo muwaadiniinta Norwiijiga ah kala talisay inay ka baaqsadaan safarada aan muhiimka gaarka ah aheyn.

Xigasho/kilde: UDs globale reiseråd forlenges. Endringer i Norden og Europa.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments