Telemark: Booliska oo toogasho ku dilay qof.

0
147
Foto: Wikipedia

Booliska gobolka Telemark ayaa nin 30-meeyo jir ah ku toogtay agagaarka hotelka dalxiisayaasha ee Bolkesjø, sida ay boolisku ku sheegeen war saxaafadeed ay soo saareen.

Booliska ayaa sheegay inay heleen fariin sheegeyso nin halis ku ah amniga dadweynaha, ninkaas uu ekaa nin daroogeysan. Waxeyna sheegeen in markii ay boolisku soo gaareen goobta ay la kulmeen xaalad keentay inay boolisku xabado furaan, xabadahaasna uu ku dhintay nin sodomeeyo jir ah.

Ninka ayaa ku geeriyooday isla goobta, waxaana ay sheegeen in la wargaliyay qoyskiisa.

Xigasho/kilde: Mann skutt og drept av politiet i Telemark.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments