onsdag, juli 28, 2021

Norsomnews

4215 POSTS6 COMMENTS

Dood muhiim ah: Fursaddaha iyo Caqabaddaha Shidaal-qodista Soomaaliya iyo doorka Norway

Somali: Ururka Somali Norwegian Strategic Partners (SNSP) wuxuu dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan guud ahaan Norway, gaar ahaan Oslo iyo nawaaxigeeda ku casuumayaa...

Daawo shirka jaraa´id ee RW Solberg iyo wasiirka caafimaadka

https://www.youtube.com/watch?v=HCO7TRxSBjM

FHI: Dalalkan ayaad u safri maanta laga bilaabo.

Hey´adda caafimaadka dadweynaha Norway ee FHI ayaa soo saartay liiska dalalka cusub ee ku biiray dalalka loo yaqaan cagaarka ee qofku hadii uu ka...

Shaley ayay xilka reysulwasaaraha ka qaadeen: Maanta ayay hadana soo magacaabeen.

Gudoomiyaha baarlamaanka dalka Sweden, Andreas Norlén ayaa soo jeediyay in Stefan Löfven mar kale laga dhigo reysulwasaaraha dalka Sweden. Kadib markii ay baarlamaanku Stefan...

Solberg: Sababtan awgeed, ayaan dib ugu dhignay furitaanka dhameystiran ee wadanka.

Reysulwasaaraha dalkan Norway Erna Solberg ayaa shir jaraa´id oo ay maanta qabatay ku sheegtay in dowladu ay dib u dhigeyso galitaanka heerka afaraad(4) ee...

Danab/Biriq labo gabdhood oo walaalo ah ku dilay duleedka Ålesund.

Buurta Melshornet ee duleedka magaalada Ålesund ee dalkan Norway, wuxuu shaley danab(biriq) ku dilay/dishay labo gabdhood oo walaalo ah, da´ahaana kala jiray 18 sano...

Darawal Buss: Waxaa shaqada la iiga ceyriyay inaan shitay heeso diini ah.

Maxkamada magaalada Oslo ayaa isbuucan u kala garqaaday darawal Buss iyo shirkada gaadiidka dadweynaha ee Unibuss. Ninkan ayaa shirkada ku eedeeyay inay shaqadiisa...

Maxkamada sarre oo cafisay nin horey loo xukumay danbi la xiriira khiyaano NAV

Maxkamada sarre ee dalkan Norway ayaa cafisay nin lixdameeyo(60) jir ah oo horey loo xukumay danbi la xiriira khiyaano dhaqaale oo uu ku sameeyay...

Ardeyda ajaaniibta ah oo loo ogolaan doono soo galitaanka Norway laga bilaabo bisha August.

Dowlada Norway ayaa ogolaatay in ardeyda ajaaniibta ah ee wax ka baran jirtay ama boosaska waxbarasho ka helay jaamacadaha Norway loo ogolaado inay dalka...

Laga bilaabo maanta waxaad sii dhiiban kartaa codkaaga doorashada.

Waxaa 13-ka bisha September ee sanadkan loo balansanyahay in dalkan Norway ay ka dhacdo doorashada baarlamaanka. Laakiin wixii ka bilowday shaley oo taariikhdu aheyd...

Skien: Booliska oo 100.000 loogu ganaaxay nin ku geeriyooday gudaha qolka xabsiga.

Laanta booliska koonfur-bari ee dalkan Norway ayaa lagu ganaaxay 100.000 kr oo ganaax ah, kadib markii nin aad u khamreysnaa oo ay boolisku soo...

Norway. Haween qaatay talaalka Corona oo caado wareer isku arkay.

Sida ay sheegtay hey´adda daawooyinka Norway, ilaa Kontomeeyo(50) dumar ah oo qaatay talaalka Corona, ayaa sheegay inay isku arkeen caado-wareer isugu jirto dhowr nooc...

Xeer cusub: Dadka sawirada iyo muuqaalada qaawanida ah faafiya oo xabsi mudan kara.

Beri oo bisha Luulyo(7) ay tahay kow(1), waxaa dalkan Norway ka dhaqangali doono xeer cusub oo qeexaya in dadka iyaga oo aan ogolaansho heysan...

Booliska: Arrintan iska hubi, inta aadan safar u bixin.

Dowlada Norway ayaa fududeysay xayiraadihii caabuqa Corona, waxaana hada inay safar dibadda ah u baxaan bilaabay boqolaal kun oo qof oo horey looga baajiyay...

Warbixin: Norway oo ah dalka Labaad ugu badeeco qaalisan Yurub.

Sida lagu ogaaday xog uruurin la sameeyay qiimaha cuntada iyo cabitaanada caadiga ah( Aan khamri ku jirin) ee dalkan Norway ayaa ah kan...

Haweenay lagu eedeeyay inay Haaf-Milyan ka xaday dukaanka Coop oo ay ka shaqeyn jirtay

Haweenay shaqaale ka aheyd mid kamid dukaamada shirkada Coop ee gobolka Troms, ayaa lagu eedeeyay inay lacag cadaan ah oo gaareyso 470.000 kr iyo...

Hanad-Wiil soomaali ah oo 142 sano oo xabsi ah loogu xukumay inuu badbaadiyay 31 qof!

Maxkamad kutaal magaalada Lesbos ee dalka Giriiga ayaa 142 sano oo xabsi ah ku xukuntay wiil soomaali ah oo lagu magacaabo Hanad Abdi Mohammad,...

Ap oo soo dhaweeyay in xero qoxooti ah laga furo qaarada Afrika: Wadadii Denmark.

Dowlada Denmark ayaa bishii hore meelmarisay sharci sheegaya in xero qoxooti laga furo dal kuyaal qaarada Afrika, kadibna lagu xareeyo dadka magangalyo doonka ah...

Xaas uu 12 sano jir ku guursaday ayaa loo ogolaaday in Norway uga dacwoodo.

Maxkamada sarre ee dalkan Norway ayaa ogolaatay in nin u dhashay dalka Siiriya Norway loo keeno xaas Siiriyaan ah oo uu guursaday sanadkii 2012,...

Macluumaad laga ogaaday soomaaligii sadexda qof ku dilay dalka Germany.

Faah-faahin dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa weerar loo adeegsaday mindi, oo uu 24 jir ah Soomaali ah xalay ka gaystay magaalada Würzburg ee...

TOP AUTHORS

148 POSTS0 COMMENTS
4215 POSTS6 COMMENTS

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.