onsdag, juli 28, 2021

Norsomnews

4215 POSTS6 COMMENTS

Dalkiisii ayuu dil askari uga qeyb qaatay: Yurub ayaa 20 sano oo xabsi ah looga xukumay

Maxkamad kutaal dalka Holland ayaa 20 sano oo xabsi ah ku xukuntay nin 49 sano jir u dhashay Siiriyaan ah, kadib markii lagu helay...

Sweden iyo Finland oo joojiyay qoxootigii ay ku celin jireen dalkan

Dowlada Sweden ayaa noqotay dowladii labaad ee dalalka Nordica ah, taas oo soo saartay go´aan lagu joojinayo tarxiilka qoxootiga reer Afgaanistaan ee diidmada ka...

Dadka Ingiriiska kasoo gala oo Karantiil hotell lagu soo rogay-Mar kale

Hey´adda caafimaadka dadweynaha ee FHI ayaa wax ka badal ku sameysay xeerarka qabanayo dadka kasoo galo dalalka Yurub qaarkood. Xeerka cusub ayaa sheegaya in...

Skien: Soomaali argagaxisnimo ku eedeysnaa oo 12 sano lagu xukumay

Sida uu qareenkiisa u xaqiijiyay wakaalada wararka Norway ee NTB, maxkamada Oslo ayaa 12 sano oo xabsi ah ku xukuntay 25 sano jir asal...

Tirada Swedish-ka raba inay Norwiiji noqdaan oo cirka isku shareertay

Laga soo bilaabo bishii Januar sanadkii 2020, markii dowlada Norway ay dhaqangalisay sharcigii cusbaa ee in qofku uu isku heysan karo dhalashada Norway,...

Booliska Norway oo maalmahan hubka Wadan doono: 2 sabab awgood

Ciidanka booliska Norway ayaa maalmahan soo socdo lagu arki doonaa wadooyinka magaalooyinka dalkan Iyo goobaha ay dadku isugu imaadaan, iyaga oo wato hub muuqdo. Booliska...

Norway: Tirada Ilmaha dhashay sanadkan oo korortay.

Lixdii bilood ee ugu horeysay sanadkan 2021, waxaa Norway ku dhashay caruur ay tiradood gaarey 27.471 ilmood, tiradaas oo 1.157 ilmood ka badan tirada...

Moss: 60 sano jir xaaskiisa Tiktok dartiis u uleeyay/Garaacay oo Xabsi lagu xukumay.

Maxkamada Søndre Østfold ee dalkan Norway ayaa 60 maalmood oo xabsi ah ku xukuntay nin 60 sano jir ah oo lagu helay danbi ah...

Oslo oo laga mamnuucay adeegsiga baaskiilka korontada ku shaqeeyo ee xiliga habeenkii.

Dowlada hoose ee magaalada Oslo ayaa soo saartay go´aan ay ku mamnuuceyso in xiliga habeenkii ah la adeegsado baaskiilada la kireeyo korontada ku shaqeeyo...

Oljefondet: 2,4 milyan kr ayaa sanduuqa keydka lacagta shidaalka ugu jirto qof kasta oo Norwiiji ah

Qiimaha sanduuqa keydka ee lagu keydiyo lacagta shidaalka kasoo gasho dowlada Norway(Oljefondet), ayaa gaaray heerkii ugu sareysay abid. Wuxuuna hada qiimihiisu marayaa 12 kun...

Xukun danbi daroogo la xiriira dartiis ayaa loogu diiday baasaboor cusub oo ay ku safraan.

Saldhiga booliska Koonfur-Galbeed ee dalkan Norway, ayaa diiday inay baasaboorka cusub oo Norwiiji ah ay siisaan labo qof oo mukhaadaraadka adeegsada, horeyna loogu xukumay...

Soomaalida heysata dhalashada Norway ee dalka ka maqan, meelahan ayay ka codeyn karaan.

Dalkan Norway waxaa 13-ka bisha September ka dhici doonto doorashada baarlamaanka Norway, balse dadka raba inay codkooda xili hore sii dhiibtaan ayaa fursad u...

Sharci cusub: Dowlada oo wax ka badashay xiliga sugitaanka baasaboorka(Jinsiyada) Norway.

Baarlamaanka Norway ayaa isku raacay sharci cusub oo wax looga badalayo xiliga dadka ajaaniibta ah ee raba inay codsadaan baasaboorka Norway, ay ku qasbanyihiin...

India: Dumar Muslimiin ah oo iyaga oo aan ogeyn Internetka lagu “xaraashay”

Booliiska dalka India ayaa bilaabay in ay baaraan sida toboneeyo dumar Muslimiin ah si been abuur ah loogu “xaraashay” dhanka internet-ka iyaga oo aan...

Nin qoys soomaali ah dhibaateeyay oo lagu xukumay xabsi iyo magdhow.

Maxkamada Østre innlandet ee dalkan Norway ayaa 120 maalmood oo xabsi ah ku xukuntay odey Norwiiji ah oo lagu helay danbi inuu u hanjabay,...

Oslo: Xawaaladle Soomaali ah oo ku eedeysan lacag dhaqis: 422 milyan kr !!

Sida uu qoray wargeyska VG ee dalkan Norway, booliska magaalada Oslo ayaa xawaaladle soomaali ah kusoo oogay dacwad-danbiyeed la xiriirto inuu dhaqay ama qaab...

Dumar qaatay talaalka Corona: Naasaha ayaa na weynaaday.

F.G: War iyo Caafimaad xishood ma galaan. Qaar kamid ah dumarka qaatay talaalka Corona, gaar nooca Pfizer ayaa sheegay inay isku arkeen calaamad la...

Norway oo sharci magangalyo siisay shaqaale reer Afgaanistaan ah iyo qoysaskooda.

Sida lagu sheegay war saxaafadeed kasoo baxay dowlada Norway, waxaa 27-ka bishii Juni ee lasoo dhaafay dalkan Norway kasoo dagay 47 qof oo isugu...

Kaarka codbixinta doorashada oo sanadkan aad digital ahaan ku heli karto.

Laga bilaabo tobanka(10) bisha August ee sanadkan, wuxuu qof walba oo heysta dhalashada Norway heli karaa kaarka codbixinta doorashada baarlamaanka oo sanadkan uu qofku...

81 sano jir dilay xaaskiisa oo 73 sano jir aheyd oo 13,5 sano oo xabsi lagu xukumay.

Maxkamada Søndre Østfold tingrett ayaa oday 81 sano jir ah ku xukuntay 13,5 xabsi ah, markii markii lagu helay danbi ah inuu dilay xaaskiisii...

TOP AUTHORS

148 POSTS0 COMMENTS
4215 POSTS6 COMMENTS

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.