torsdag, september 16, 2021

Monthly Archives: June, 2021

Xeer cusub: Dadka sawirada iyo muuqaalada qaawanida ah faafiya oo xabsi mudan kara.

Beri oo bisha Luulyo(7) ay tahay kow(1), waxaa dalkan Norway ka dhaqangali doono xeer cusub oo qeexaya in dadka iyaga oo aan ogolaansho heysan...

Booliska: Arrintan iska hubi, inta aadan safar u bixin.

Dowlada Norway ayaa fududeysay xayiraadihii caabuqa Corona, waxaana hada inay safar dibadda ah u baxaan bilaabay boqolaal kun oo qof oo horey looga baajiyay...

Warbixin: Norway oo ah dalka Labaad ugu badeeco qaalisan Yurub.

Sida lagu ogaaday xog uruurin la sameeyay qiimaha cuntada iyo cabitaanada caadiga ah( Aan khamri ku jirin) ee dalkan Norway ayaa ah kan...

Haweenay lagu eedeeyay inay Haaf-Milyan ka xaday dukaanka Coop oo ay ka shaqeyn jirtay

Haweenay shaqaale ka aheyd mid kamid dukaamada shirkada Coop ee gobolka Troms, ayaa lagu eedeeyay inay lacag cadaan ah oo gaareyso 470.000 kr iyo...

Hanad-Wiil soomaali ah oo 142 sano oo xabsi ah loogu xukumay inuu badbaadiyay 31 qof!

Maxkamad kutaal magaalada Lesbos ee dalka Giriiga ayaa 142 sano oo xabsi ah ku xukuntay wiil soomaali ah oo lagu magacaabo Hanad Abdi Mohammad,...

Ap oo soo dhaweeyay in xero qoxooti ah laga furo qaarada Afrika: Wadadii Denmark.

Dowlada Denmark ayaa bishii hore meelmarisay sharci sheegaya in xero qoxooti laga furo dal kuyaal qaarada Afrika, kadibna lagu xareeyo dadka magangalyo doonka ah...

Xaas uu 12 sano jir ku guursaday ayaa loo ogolaaday in Norway uga dacwoodo.

Maxkamada sarre ee dalkan Norway ayaa ogolaatay in nin u dhashay dalka Siiriya Norway loo keeno xaas Siiriyaan ah oo uu guursaday sanadkii 2012,...

Macluumaad laga ogaaday soomaaligii sadexda qof ku dilay dalka Germany.

Faah-faahin dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa weerar loo adeegsaday mindi, oo uu 24 jir ah Soomaali ah xalay ka gaystay magaalada Würzburg ee...

Canada oo qaxooti badan oo Soomaali ah ka qaadaneysa dalkan.

Dowladda Canada ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay qaadaneyso in ka badan 240 oo badankood qaxooti Soomaaliyeed ah oo ay sharci la’aan ay...

Deg-deg: Nin soomaali ah oo sadex(3) qof mindi ku dilay, lixna(6) ku dhaawacay.

Sida uu tabiyay wargeyska Bild ee dalka Germany, Ugu yaraan sadex(3) qof ayaa geeriyooday, lix(6) kalena waa lagu dhaawacay weerar loo adeegsaday mindi oo...

Solberg: Wali Kuma fakarin inaan gacmaha taago.

Reysulwasaaraha dalkan Norway oo shir jaraa´id qabatay maanta oo jimce ah ayaa sheegtay inay ka rajo qabto inay sii heyso xilka reysulwasaare, ayna ku...

Booliska: Waxaan qabanay koox soomaali u badan oo Daroogo u kala qaadi jirtay Oslo ilaa Tromsø.

Laanta booliska Norway ee gobolka Troms ayaa shir saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay inay fashiliyeen shabakad abaabulan oo isku xiran oo soomaali u...

Oslo oo gole deegaan oo cusub yeeratay

Waxaa afaafka aqalka dowlada hoose ee magaalada Oslo saaka lagu soo bandhigay golaha deegaanka cusub oo ay yeelan doonto magaalada Oslo, kadib markii isbuuc...

Daawo wararkii ugu danbeeyay ee Norway iyo go´aanada dowlada

https://www.youtube.com/watch?v=mVr9HlxWAa8

Kiiskii dilka wariye Jamaal Khashoggi oo Mareykanka dib dabadda ula galay.

Afar ka mid ah raggii sanadkii 2018 ka qeybgalay dilkiii Jamal Khashoggi oo ahaa weriye ka tirsanaa wargeyska Washington Post ayaa tababar khaas ah...

Qof dheeri ah ayaa u martiyay: Maxkamad ayuu kiiskeedu tagay.

Maxkamada magaalada Oslo ayaa maanta bilowday dhageysiga kiis ka dhan ah haweenay labaatameeyo(20) jir ah oo ku eedeysan inay usoo martiyeen sadex(3) qof, xili...

Oslo: Labo(2) nin oo ku eedeysan kufsiga nin kale.

Waxaa maxkamada magaalada Oslo dhawaan ka bilaaban doonto dhageysiga dacwad ka dhan ah labo(2) nin oo sodomeeyo(30) jir ah, kuwaas oo ku eedeysan kufsiga...

Tirokoob: Hal milyan qof oo Norwiiji ah ayaa kali nool ah.

Sida lagu sheegay Tirokoob iyo warbixin ay sameysay wakaalada tirokoobyada ee SSB, hal(1) milyan oo qof oo kamid ah bulshada Norway ayaa kaligood nool,...

Dowlada Norway oo Dr. Ayaan Bashiir ku dartay gudi(Komishin) muhiim ah.

Sida lagu sheegay war qoraal ah oo lagu soo daabacay bogga rasmiga ah ee dowlada Norway, Dr Ayaan Bashiir Sheikh Maxamed oo kamid ah...

Soomaali ku eedeysan kufsiga gabar ay xaaskiisu dhashay oo maxkamad lasoo taagay

Magaalada Essen ee gobolka Woqooyi-Galbeed(NRW) ee dalka Germany waxaa maxkamad lagu soo taagay nin dhalinyaro soomaali ah oo lagu eedeeyay inuu dhowr mar fara-xumeeyay...
- Advertisment -

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.