Oslo: Labo(2) nin oo ku eedeysan kufsiga nin kale.

0
202
Illustrasjonsfoto: Glennstangeland/Wikimedia Commons.

Waxaa maxkamada magaalada Oslo dhawaan ka bilaaban doonto dhageysiga dacwad ka dhan ah labo(2) nin oo sodomeeyo(30) jir ah, kuwaas oo ku eedeysan kufsiga nin kale oo ay guri wada degenaayeen.

Sida uu qoray wargeyska Avisa Oslo labada(2) nin ee kufsiga ku eedeysan iyo ninka kale ee dhibanaha ah, ayaa ku wada noolaa hal guri.

Ninka dhibanaha ah ayay xeer ilaalintu sheegtay inuu hurday xiliga loo geysanayay falkan kufsiga ama faraxumeynta ah.

Labada(2) nin ee eedeysanayaasha ah ayaa iska fogeeyay danbiga lagu eedeeyay.

Dacwadan ayaa maxkamada magaalada Oslo ka socon doonto sadex maalmood oo xiriir ah.

Xigasho/kilde;: Menn tiltalt for gruppevoldtekt av mann.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments