tirsdag, juli 27, 2021

Norsomnews

4215 POSTS6 COMMENTS

Soomaalida oo kamid ah dadka midabtakoor(faquuqa) ugu badan kula kulma Norwey

Warbixin ay soo saartay hay-ada qaabilsan tirokoobka iyo iyo ixsaa-iyaadka ee SSB( statisk sentralbyrå) ayaa sheegtay in soomaalida, Ciraaqiyiinta iyo Iiraaniyiinta ay yihiin sadexda...

Banaanbax looga soo horjeedo barnevern-ka oo ka dhacay 20 wadan

Banaanbaxan oo si abaabulan isku mar uga dhacay 20 wadan oo caalamka ah ayaa looga soo horjeeday hab-dhaqanka hay-ada xanaanada caruurta ee barnevern-ka. waxaana...

23-jir soomaali ah oo qirtay inuu ku biiray una soo dagaalamay Daacish

Wiilkan oo ay sirdoonka Norwey qabteen July 2015 asagoo kasoo noqday siiriya ayaa qirtay inuu usoo dagaalamay uunana ka tirsanaa ururka la baxay khilaafada...

Soomaalida oo turjumaan ka dhigato caruurta yar-yar.

In turjumaan laga dhigto caruurta yar-yar waa arin ay ka wada simanyihiin ajaaniibta wadanka oo dhan, balse waxaa si gaar ay arintan ugu baahsantahay...

Malik Yusuf(wiil soomaali ah) oo loo xiray dil uu gaystay 14 sano kahor

14-kii November 2001 laba wiil oo soomaali ah(Malik Yusuf iyo Ali Ahmed Addi) ay ka codsadeen dadkii kale ee kula jiray klasska inay qolka...

Dowlada Norwey oo 345.8 milyan NOK ugu deeqday Somalia sanadkii 2015.

Soomaaliya oo kamid ah 109-ka wadan ee mucaawinada joogtada ka hela wadanka Norwey ayaa sanadkii lasoo dhaafay deeq mucaawino ahaan ah u heshay lacag...

Nin soomaali ah oo loo xiray fal dil ah oo 2008-dii ka dhacay Oslo

Ninkan oo 33 sano jir ah ayaa boolisku raadinayeen ilaa 2008 markaas oo uu  ka fakaday meeshii uu dilka ka dhacay ee xaafada Grünerløkka ee...

Gabar soomaali ah oo ay maxkamada sare ee wadanka ay ku wayday wax danbi ah

Gabadhan oo 29 ah ayaa waxaa loo heestay inay been ka sheegtay la dhalashada Xasan Dhuxulow oo ahaa ninkii soomaali/norwiijiga ahaa ee ka qaybqaatay...

Safia Abdi Haase oo markii labaad ku guulaysatay bilad sharaf .

Safiyo Abdi Haase oo ah kalkaaliso caafimaad(sykepleier) ayaa markii labaad ku guulaysatay bilad sharaf maqaamkeedu sareeyo. Biladan ayaa waxaa Safiyo gudoonsiiyay ururka haweenka Inner...

qof Soomaali ah oo caawa toori lagu galiyay Kristiansand

Dhacdadan ayaa ka dhacday maqaaxi kutaal bartahama Kristiansand oo ay soomaali leedahay. Qofka toorida lagu dhuftay ayaa markiiba loola cararay isbitaalka sida ay sheegeen...

Maamule iskuul kuyaal Oslo oo keenay hab cusub oo kula kulmi karo waalidiinta uusan waligood la kulmin.

Ellen Sundby oo ah maamule iskuul kuyaal Oslo ayaa keenay hab cusub uu kula kulmi karo, waalidiinta caruurta iskuulkeeda dhigta oo aysan la kulmin...

Haweeney 67 jir ah oo loo heysto ereyo cunsurinimo ah oo ay kula kacday soomaalida

Haweenaydaan oo dagan magaalada Malmø ee Sweden ayaa group facebook ah ku qortay ereyo cunsurinimo ah, waxaana arintan police-ka ku wargaliyay gabar dhalinyaro ah...

17 jir soomaali ah oo loo xukumay kufsi uu u gaystay gabar 12 jir ah Sweden.

17 jirkaan ayaa markii wax laga waydiiyay kufsiga, sheegay in gabdhaha madow ay adagtahay sida lagu helo. arinta intaas kuma dhamaan ee waxaa usii dheeraa...

Somalida Norwey kunool oo 40.000 gaartay

Jaaliyada soomaaliyeed ee Norwey ayaa tiro ahaan gaartay 40.100 oo qof sanadkii 2015. Taasna ay ka dhigayso qowmiyada sadexaad ee ajnabiga ah ee ugu...

Dukaanka Ikea oo gacan u fidinaya haweenka soomaaliyeed

Dukaanka Ikea oo qayb cusub ka furtay xili aan fogeyn kommunka ringesaker wadada u dhaxaysa Brummundal iyo Hamar ayaa sheegay inuu gacan ka geysanayo...

TOP AUTHORS

148 POSTS0 COMMENTS
4215 POSTS6 COMMENTS

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.