tirsdag, april 23, 2024

Zürich: Mo Farah oo orodkiisiisii ugu danbeeyay ee garoomada ku guuleystay tartanka 5000 M

Orodyahanka uu asalkiisu soomaaliga yahay ee Mohamed Farah ayaa mar kale ku guuleystay tartanka orodka 5000 M oo shaley ka dhacay magaalada Zürich ee dalka Switzerland. Mo ayaa si dirqi ah markan uga bad-baaday in laga xoogo kaalinta koowaad.

Tartankan ayaa ahaa kii ugu dambeeyay ee orodka garoomada caadiga ah oo uu Mohamed ka qeybagalo, waxaana uu hada kusoo koobmi doonaa tartanka orodka dheer ee Maratonka, kaas oo uu ku guuleystay sadex afar jeer oo xiriir ah.

Xigasho/kilde: TV2.NO

[adsenseyu2]

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x