November ayaa bixinta kaararka aqoonsiga cusub la bilaabi doonaa.

0
102
Kaararka aqoonsiga cusub. Foto: Politiet.

Sida uu TV2 u sheegay ku xigeenka taliyaha Booliska, waxaa sida la qorsheeyay bisha November ee sanadkan la bilaabi doonaa bixinta kaararka aqoonsiga(Nasjonalt ID-kort), kuwaas oo mudo 13 sano ah la sugayay.

Kaarka aqoonsiga ayaa ah aqoonsi uu qofku u adeegsan karo safarada gaagaaban ee Yurub dhexdeeda ah, halkii uu mar walba baasaboor wadan lahaa. Halkan kasii akhri.

Taliyaha booliska ayaa sheegay in ugu danbeyn bixinta kaararka la bilaabi doono bisha November ee sanadkan, balse ay wax dhici karo noqon karto in xanuunka Corona uu hadana dib u dhac kale ku keeno.

Xigasho/kilde: Snart kommer nye ID-kort: Kun ett av disse lar deg reise utenlands.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments