tirsdag, juli 27, 2021

Daily Archives: Sep 7, 2020

Kommune-ha Sarsborg oo dacweeyay masaajid, kadib markii 200 qof laga helay xanuunka Corona-virus.

Duqa magaalada Sarsborg ee gobolka Viken ee dalkan Norway, ayaa shir saxaafadeed maanta ku sheegay in maamulka magaalada Sarsborg ay dacwad ka gudbiyeen masaajidka...

142 kamid ah laanta booliska ee ajaaniibta oo shaqadii laga fariisiyay.

142 qof oo kamid ah shaqaalaha laanta booliska Norway u qaabilsan arrimaha ajaaniibta(PU, Politiets utlendingsenhet) ayaa shaqadii laga fariisiya, sida lagu sheegay war saxaafadeed kasoo...

Oslo: Haweeneydii Tawfiiq qaniinyada farta uga goysay haweeneyda kale, oo maxkamad beri lasoo taagi doono.

Maalinta beri ah ee Talaadada, waxaa maxkamada Oslo lasoo taagi doonaa haweenay 52-sano jir soomaali ah, taas oo ku eedeysan inay qeybta kore ee...

Taksiile loo xukumay isku day kufsi qof taksigiisa saarnaa.

Maxkamada magaalada Haukesund ee dalkan Norway ayaa nin taksiile ah oo 30-meeyo jir ah ku xukuntay 3 sano iyo bar xabsi ah(3,5), kadib markii...

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.