søndag, oktober 24, 2021

Daily Archives: Sep 1, 2020

(Daawo):Qareen P. Clemetsen: Waxaan gacan uga baahanahay aqoonyahanka soomaalida ah ee Norway.

Petter Clemetsen waa qareen ka howlgala shirkada qareenada ee Clemetsen & Mohammad AS, waxaana shirkada qareenada ku xiran boqolaal qof oo soomaali ah, waxaana...

Madaxa UDI-da oo qirtay qaladaad hey´adda ka dhacay, balse diidan in dib loo fiiriyo.

Wargeyska DagensNæringsliv ee dalkan Norway ayaa bilo kahor fashiliyay in hey´adda qoxootiga iyo agaasinka soo galootiga Norway ee UDI-da, ay tobankii sano ee lasoo...

Lacagta kaalmada caruurta(Barnetrygd) oo 30% la kordhiyay.

Lacagta la siiyo waalidiinta heysta ilmaha ka yar 6-da sano ee loo yaqaano "Barnetrygt", ayaa wixii ka bilowdo maanta(1.09.2020) lagu sameeyay kordhin, sida ay...

Siv Jensen: Turkiga haloo sheego in xoriyada hadalka ay ka jirto Norway.

Wasaaradda arrimaha dibadda dalka Turkiga ayaa war qoraal oo ay soo saartay ku canbaareysay kitaab quraan ah oo lagu jeex-jeexay banaanbax ka dhacay magaalada...
- Advertisment -

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.