søndag, oktober 24, 2021

Monthly Archives: August, 2020

Oslo: Dowlada Turkiga oo hadal kasoo saartay kitaab quraan ah oo Oslo lagu jeex-jeexay.

Ururka isku magacaabay joojinta islaameynta Norway(SIAN) ayaa sabtidii banaanbax ku qabtay afaafka hore ee aqalka baarlamaanka Norway. Iyaga oo sheegay inay banaanbaxaas ku muujinayeen...

Germany: Soomaali soomaali kale dilay.

Sida aan kasoo xiganay warbaahinta lokalka ah ee soomaalida Germany, waxaa magaalada Marburg ee gobolka Hessen lagu dilay wiil soomaali ah oo magaciisa lagu...

Waxey geeriyootay 2 saac oo ay Ambulanse sugeysay kadib.

Xafiiska gudoomiyaha gobolka Oslo iyo Viken, ayaa kiis baaritaan ah ku furay xarunta dhakhtarka gargaarka deg-dega ah, kadib markii haweenay ay geeriyootay, mudo 2...

Daawo: Qaabka uu u shaqeeyo App-ka Pay-quick: Lacagta xawaalad guriga ka dirso.

Daawo qaab fudud oo aad lacagta xawaalada guriga uga dirsan karto, adiga oo aan dhibaato marin. Halkan ka fiiri webka shirkada. Payquik.com https://www.youtube.com/watch?v=VOlK7qApVb4&feature=youtu.be

Dilalka wiilashan soomaalida oo jahwareer ku abuuray booliska Sweden

Magaalooyinka waaweyn ee dalka Sweden waxaa sanadihii danbe kusoo badanayay dilalka la xiriira dagaalada ka dhaxeeyo kooxaha ka ganacsada daroogada noocyadeeda kala duwan. Waxaana...

Somaliske Fawsi Adem vil inn ledelsen i LO-forbundet.

Somaliske Fawsi Adem vil inn ledelsen i LO-forbundet: – Medlemmer med minoritetsbakgrunn har ingen å se opp til. LO må begynne å speile medlemsmassen, mener...

Daawo: Drs Khadiijo, Xanuunkii Corona Norway wuu kusoo noqday.

https://www.youtube.com/watch?v=wTBEcV349CY&feature=youtu.be

Daawo NRK: Dood aan waxbo la isku reeban oo ku saabsan khilaafka Tawfiq.

Barnaamijka dagsnytt 18 ee TV-ga qaranka Norway, waxaa galabta markii labaad ka baxay barnaamij dood ah oo ku saabsan khilaafka noocyo batay ee ka...

Norway oo walaac xoogan ka muujisay xeer ay baarlamaanka Soomaaliya diideen.

Isbuucyadii tagay waxaa golaha Baarlamaanka Soomaaliya ka socotay dood adag oo la xiriirta xeerka xadgudubka galmada oo baarlamaanka Soomaaliya la horkeenay, lagana codsaday inay...

NAV oo dadkii lacagaha hormariska ah helay, kasoo ceshan doonto.

Laga bilaabo Talaadada soo socoto ee isbuuca danbe, xafiiska shaqada ee NAV ayaa waraaqo lacag soo celin ah u diri doono dadkii lacagaha hormariska...

Høyre: argagaxisada halagu xukumo 50 sano oo xabsi ah!.

Xukunka ugu adag ee lagu xukumi karo qof loo heysto danbi la xiriira argagaxiso, ayaa xiligan Norway ka ah 30 sano. Gudiga diyaarinta barnaamijka...

Sweden oo magaceeda Norway ugu soo iibin doonto cirbada Corona-virus.

Midowga Yurub ayaa isbuucyo kahor heshiis la galay shirkada daawooyinka ee AstraZeneca oo kamid ah shirkadaha gacanta ku haya soo saarista cirbada daawada Corona-virus....

Oslo: Abeeso(Jabiso) guri ugu soo gashay qoys oo booliska loogu yeeray.

Booliska Oslo ayaa xalay fiidkii bogooda Twitterka ku sheegay inuu lasoo xiriiray qof degan xaafada Frogner ee magaalada Oslo, kaas oo sheegay inay guriisa...

Oslo: Soomaali dad xabadeeyay oo maxkamad lasoo taagi doono.

Kowda bisha soo socoto ee September, waxaa maxkamada racfaanka magaalada Oslo ka bilaaban doonto dhageysiga dacwada racfaanka nin 33-sano soomaali ah, oo horey maxkamada...

Xildh. Siri Gåsemyr oo NorSom News kala hadashay kiiska Tawfiiq.

https://www.youtube.com/watch?v=ukjrIWaIBc0&feature=youtu.be

Wasiirkan oo noqotay gudoomiyaha Venstre. Raja oo boos 3-aad helay.

Gudiga doorashada xisbiga Venstre oo kamid ah sadexda xisbi ee ku mideysan xukuumada Erna Solberg, ayaa soo gaba-gabeeyay xulista hogaanka xisbigaas oo tartan adag...

(Daawo) Gud. Oslo: Tawfiiq waa in isbadal maamulka ah uu sameeyo! Sidaan ma soconeyso.

Gudoomiyaha maamulka guud ee degmada Oslo, Reymond Johnson oo katirsan xisbiga Ap ayaa wareysi uu siiyay tv-ga qaranka Norway ee NRK, eedeyn kulul...

Abdi Said(SV): Derfor snakker vi, som somalisk-politikere om Tawfiiq-konflikten.

https://www.youtube.com/watch?v=JcdZnmiaN10&feature=youtu.be

Kafia Hashi oo soo gashay golaha deegaanka Oslo.

Kafia Hasho Mahamoud oo kamid aheyd musharaxiintii soomaalida aheyd ee sanadkii 2019 u tartamayay kamid noqoshada golaha deegaanka Oslo, ayaa ugu danbeyn kamid noqotay...

Aftenposten oo wareysatay hooyooyin u jawaabay hooyooyin kale.

Wargeyska Aftenposten ayaa maanta soo daabacay warbixinta kulan ay axadii hore magaalada Oslo ku yeesheen 40-meeyo hooyooyin iyo dumar soomaali ah, kuwaas oo sheegay...
- Advertisment -

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.