onsdag, juli 28, 2021

Daily Archives: Sep 3, 2020

Xog: Gudoomiyaha deg. Oslo oo kulan isugu yeerayo labada guruub ee Tawfiiq isku heysto.

Sida ay warbaahinta NorSom News ku heshay xog, gudoomiyaha degmada Oslo, Reymond Johansen ayaa kulan dhex-dhexaadin ah isugu yeeri doono labada guruub ee soomaalida...

Hooyo ku eedeysan dilka 5 caruur ah oo ay dhashay!!

Booliska magaalada Solingen ee dalka Germany ayaa saacado kahor sheegay in guri kuyaal magaaladaas laga helay meydka 5 caruur ah oo da´doodu ay u...

Oslo: Baakistaani dalbaday in xaaskiisa loo dilo oo maxkamada Oslo lasoo taagay.

Maalintii talaadada aheyd ee isbuucan, waxaa maxkamada magaalada Oslo lasoo taagay nin asal ahaan Pakistani ah, balse heysta dhalashada dalkan Norway, kaas oo ku...

Norway: 252 qof ayaa Corona laga helay labadii maalin ee ugu danbeysay.

Labadii maalmood ee ugu danbeysay, waxaa dalkan Norway xanuunka Covdi19 laga helay dad gaarayo 252 qof, tiradaas oo ah midii ugu badneyd tan iyo...

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.