onsdag, juli 28, 2021

Daily Archives: Sep 10, 2020

Norway: Dowlada oo dajisay qorshe looga hortagayo dadka sanad walba is dila.

Dowlada Norway ayaa maanta soo bandhigtay qorshaha(Qofka yuusan isdilin) oo ah qorshe loogu talagalay in looga hortago isdilka oo kamid ah dhibaatooyinka bulsho ee...

Aabe iyo wiilkiisa oo loo xukumay isku dayga dilka wiil ay gabadhiisu guursatay

Maxkamada magaalada Bærum ayaa aabe 60-meeyo jir ah iyo wiilkiisa oo 30-meeyo jir ah ku xukuntay min 7-sano oo xabsi ah, kadib markii lagu...

R.W Solberg oo ka hadashay xaalada cusub ee Corona.

Reysulwasaaraha dalkan Norway Erna Solberg oo maanta shir jaraa´id la qabatay wasiirkeeda caafimaadka, ayaa sheegtay in xaalada Norway ee xanuunka Corona ay tahay mid...

Frp oo Trump u sharaxay bilada Nabadda aduunka (Nobel Peace Prize)

Christian Tybring-Gjedde oo ah ku xigeenka gudiga difaaca iyo arrimaha ee golaha baarlamaanka Norway, ayaa sheegay in madaxweynaha Mareykanka Donald Trump lagu daray liiska dadka...

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.