torsdag, mars 28, 2024

Dr. Ayan Bashiir iyo Dr. Naima Said: Nuxurka warbixinta qiimeynta corona ee komishinka corona.

Gudiga ay dowlada Norway u xilsaartay soo qiimeynta shaqadii ay dowladu ka qabatay la tacaalista safmarkii corona ayaa dhawaan soo saaray warbixintoodii labaad, taas oo dowlada ugu jeediyeen dhaliilo iyo amaan la xiriira shaqada ay dowladu qabatay.

Gudiga oo ay magacowday reysulwasaarihii hore ee Norway Erna Solberg, ayaa waxaa kamid Dr. Ayaan Bashiir oo ah dhakhtar soomaali ah oo kunool Oslo. Sidoo kale gudiga ayaa adeegsaday warbixin ay qortay Dr. Naciimo Siciid oo ka howlgasha machadka caafimaadka dadweynaha ee FHI.

NorSom TV ayaa Dr. Ayaan iyo Dr. Naima ka wareysatay warbixinta kasoo baxday gudiga corona ee dowlada, gaar ahaan qodobada ka hadlaya dadka soo galootiga ah ee Norway kunool.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x