Home Nyheter/Warcusub Utdanning/Waxbarasho Ka faa´iideyso fursadan: Ma u baahantahay in lagaa caawiyo dhisida luuqada Norwiijiga...
Subscribe
0 Comments
oldest

Hadii aad u baahantahay in lagaa caawiyo dhisitaanka naxwaha luuqada afka Norwiijiga ama aad isku diyaarineyso imtixaan af-norwiiji ah, waxaad caawin iyo waxbarasho bilaash ah aad ka heli kartaa bydel Gamle Oslo oo fursad lacag la´aan siinayo dadka aqoon kororsiga afka Norwiijiga caawinta uga baahan.