Daawo: Musharax reysulwasaare Jonas Gahr Støre oo fariintan soomaalida usoo mariyay warbaahinta NorSom TV

0
180

Warbaahinta NorSom News ayaa su´aal ku saabsan ahmiyada doorashada weydiisay Jonas Gahr Større oo ah musharax xisbiyada mucaaradka ugu sharaxan qabashada xilka reysulwasaaraha Norway. Hoos ka daawo musharax Større oo Af soomaali ku turjuman:

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments