mandag, desember 6, 2021

Monthly Archives: Oktober, 2021

UK iyo Faransiiska oo kaluumeysi isku heysto.

Dacwad oogayaasha France ayaa Jimcaha maanta ah amar ku bixiyay in maxkamad la soo taago kabtanka markab kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Britain kaasi...

Haweenay ka shaqeyso NAV oo loo xukumay inay galmo ahaan uga faa´iideysatay nin qoxooti ah.

Haweenay Kontomeeyo (50) jir ah oo ka shaqeyso hey´adda NAV ayaa lagu xukumay 14 bilood oo xabsi ah, iyo 100.000 kr oo...

DNB oo lagu dacweeyay in qoxootiga uu u diido koonto(xisaab) Banki: Sababtan darteed.

Boqolaal oo Norway ka codsaday magangalyo ayaa shaki la galiyaa aqoonsigooda shaqsiyeed ama dalka ay asal ahaan kasoo jeedaan. Waxaana dhacda in marar badan...

Kosovo: Norway ayaa nagala soo xiriirtay soo gacan-galinta nimanka ku eedeysan dilka Xamse.

Booliska dalka Kosovo ayaa xaqiijiyay inay xiriir lasoo sameeyeen dhigooda dalka Norway, xiriirkaas oo ku saabsan in la xiro kadibna booliska Norway loo soo...

Canada: Ahmed Hussein oo markii Sadexaad(3) Wasiir loo magacaabay.

Ra’iisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa ku dhawaaqay golahiisa wasiirrada oo ka kooban 38 wasiir, kuwaasoo ay kala bar dumar yihiin. Axmed Xuseen oo ah...

Deg-deg: Labadan nin ee walaalaha ayaa loo raadinayaa dilkii Xamse Xaashi Aadan.

Booliska magaalada Oslo ayaa maanta soo bandhigay sawiradda iyo magacyada labo nin oo walaalo ah, kuwaas oo ku eedeysan inay ku lug leeyihiin dilkii...

40-meeyo jir ku eedeysan inuu qeyb ka ahaa falkii lagu dilay Xamse oo afar(4) isbuuc la xiray.

Maxkamada Oslo ayaa shaley ogolaatay in afar(4) isbuuc oo horudhac ah la xiro nin afartameeyo(40) jir ah oo ku eedeysan inuu qeyb ka ahaa...

Turkiga oo ka laabtay go´aankii ceyrinta safiirka Norway iyo safiiradda 9 dal oo kale.

Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Isniintii ka laabtay hanjabaadiisa aheyd inuu eryayo safiirada 10 dal oo reer galbeed ah oo soo saaray bayaan...

Oslo: Wiil dhalinyaro soomaali oo xalay lagu dhaawacay xaafada Stovner.

Agagaarka Senterka xaafada Stovner ee magaalada Oslo, waxaa xalay lagu dhaawacay wiil dhalinyaro oo boolisku ay sheegeen in dhaawiciisu uusan aheyn mid aad u...

Wasiirkii qoxootiga kasoo horjeedi-jiray, oo qoxooti dartiis loo maxkamadeynayo.

Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Talyaaniga ahna hoggaamiyaha midigta-fog Matteo Salvini ayaa shalay maxkamad lasoo taagay sababo la xiriira tuhun ku saabsan inuu xanibaad...

Oslo: Isaga oo TAXI wado, ayuu dhinaca kale NAV 200.000 oo dagpenger ah ka qaatay= Xabsi

Maxkamada Oslo ayaa 60 maalmood oo xabsi ah iyo labo(2) sano oo tijaabo ah ku xukuntay nin taksiile ah oo lagu eedeeyay, in isaga...

Sadex(3) qof oo daad qaaday oo wali nolol iyo geeri aan lagu heynin.

Deegaanka Kvam ee gobolka Vestland, waxaa wali la weysanyahay oon raq iyo ruux lagu heynin sadex qof oo shaley ay doon kula gadoontay wabi...

Norsk-somalisk Rawdah Mohamed opplever stor suksess i moteverdenen som redaktør og modell.

Moteredaktør, influenser og modell Rawdah Mohamed (29) har i løpet av to år gått fra å være vernepleier til å bli en av de...

Erdogan: Safiirka Norway iyo sagaal(9) dal oo kale loogama baahno dalkeena.

Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdoğan ayaa maanta amray wasiirka arrimaha dibedda inuu dalka ka eryo safiirada 10 dal kadib markii ay soo saareen bayaan...

Qof(1) loo qabtay, iyo labo(2) oo loo raadinayo dilkii AHU Xamse Xaashi Aadan.

Booliska magaalada Oslo ayaa labo(2) isbuuc oo ay wadeen baaritaan xoogan kadib sheegay inay hal(1) qof usoo qabteen dilka A.H.U Xamse Xaashi Aadan oo...

Erdogan oo ku hanjabay inuu Eryi doono safiirka Norway iyo safiiradda sagaal dal oo kale.

Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Khamiistii ku hanjabay inuu eryi doono safiirada dalalka Norway, Mareykanka, Jarmalka iyo todobo kale oo reer galbeed ah...

Minneapolis: Maxamed Nuur oo lagu riday xukun cusub oo ka fudud kii hore.

Maxamed Nuur oo ah sarkaal ka tirsanaa booliksa Minneapolis oo toogasho ku dilay haweeney aan hubeysneyn ayaa maanta lagu xukumay ku dhowaad shan sano...
- Advertisment -

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.