mandag, oktober 25, 2021

Monthly Archives: August, 2021

Laba sarkaal oo katirsan booliska Norway oo lagu eedeeyay dilka muwaadin Swedish ah.

Maalintii sabtida aheyd, booliska Norway ayaa sabab aan ilaa hada la cadeyn u dilay 34-sano jir u dhashay dalka Sweden. Falkan ayaa ka dhacay...

Norway: Taalibaan oo balan-qaaday in dadka heysta baasaboorka Norway ay bixi karaan.

Ururka Taalibaan ee dhawaan la wareegay hogaanka dalka Afgaanistaan, ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay in dadka heysta baasaboorka Norway iyo dalal kale...

Hussein: Dadka aan codeyn, waxaa codkooda loo qebiyaa xisbiyada.

https://www.youtube.com/watch?v=i9mrs8W0t9g&t=1s

Wararkii ugu danbeeyay ee Norway iyo awaamiirta dowlada.

https://www.youtube.com/watch?v=LcZ4paCQToM

Jawaab: Norway Qofku muxuu ku lumin karaa xaqiisa cod-dhiibashada?

https://www.youtube.com/watch?v=RNhYgrCrH60&t=1s

Norway oo soo qaaday Jamiila iyo haween kale oo aktifiistayaal ah.

Dowlada Norway ayaa dalka Afgaanistaan kasoo qixisay dhowr haween ah oo u dhashay dalkaas, kuwaas oo u dhaq-dhaqaaqa xuquuqda bini-aadamka, kadib markii xukunka Afgaanistaan...

Daawo: Diyaargarowga doorashada Norway iyo dareenka jaaliyada Soomaaliyeed ee Bergen.

Dalkan Norway waxaa dhawaan ka dhici doonto doorashada baarlamaanka Norway oo sanadkan xiiso gaar leh. Maalinta doorashada ayaa ku aadan 13-ka bisha September, balse...

Tønsberg: Tuug baabuurkii uu xaday ku dhex hurdooday oo ay boolisku qabteen.

Sida ay bartooda twitterka kusoo qoreen booliska Koonfur-Bari Norway, booliska ayaa qabtay nin 20-meeyo jir ah, kaas oo ku dhex hurdooday baabuur uu kasoo...

Anders Breivik: Ninkii dilay 77-da qof oo maxkamada ka dalbanayo in xabsiga laga sii daayo.

Anders Behring Breivik oo ah ninkii ka danbeeyay xasuuqii lagu dilay 77-da qof iyo qarixii guriga dowlada, ayaa maxkamada Oslo ka codsaday in xabsiga...

Daawo: Hees: Ali Osman: Soomaalida Norway codkiina ku goosta cadkiina.

https://www.youtube.com/watch?v=TwH-yqbFeaw

FHI: Waxaan dadka kula talineynaa inay sii codeeyaan kahor maalinta doorashada.

Hey´adda caafimaadka dadweynaha u qaabilsan dowlada Norway ee FHI, ayaa dadka ugu baaqeyso inay si hordhac ah usii dhiibtaan codkooda, kahor inta aan la...

Shahaadada Corona ee saaxiibkiis ayuu soo qaatay: Tarxiil iyo ganaax 15.000 kr ah.

Nin ajnabi ah oo sodomeeyo jir ah ayaa shaley oo arbaco ah laga celiyay xuduudka Norway, kadib markii lagu qabtay shahaadada corona oo uu...

Germany: Nin soomaali ah oo mindi ku dhaawacay xaaskiisa, sodohdiis iyo dad kale oo daris la ah.

Sida ay qoreen warbaahinta dalka Germany, nin soomaali ah oo 39 sano jir ah ayaa xalay mindi ku dhaawacay xaaskiisa, sodohdiis iyo labi qof...

Daawo wareysiga iyo warbixinta sadex wiil oo walaalo ah oo ku dhintay shil gaari.

Sadex qof ayaa ku geeriyooday shil gaari oo xalay fiidkii ka dhacay degmada Flå ee deegaanka Hallingdal. Shilkan gaari ayaa ka dhashay baabuur nooca...

Xaqa codbixinta iyo su´aalihii gabdhaheyga: Aabe ma codaysay?

Aabbe ma codaysay? Waa su,aal ay hal mar la soo boodeen labo(2) gabdhood oo aan dhalay oo ila socday mar aan gelaynay dukaan cunto,...

MINST 18 DREPT DA OPPRØRERE ANGREP MILITÆRBASE I SOMALIA

Medlemmer av islamistgruppa al-Shabaab angrep tirsdag en militærbase i Galmudug-regionen sentralt i Somalia. Etter at en selvmordsbomber kjørte inn på basen, fulgte en kamp...

Sadex(3) qof oo xalay ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay Hallingdal.

Sadex qof ayaa ku geeriyooday shil gaari oo xalay fiidkii ka dhacay degmada Flå ee deegaanka Hallingdal. Shilkan gaari ayaa ka dhashay baabuur nooca...

Gabadha uu awoowaha u yahay boqorka Norway oo qaaday coronavirus.

Ingrid Alexandra oo ah gabadha uu awoowaha u yahay boqorka Norway ayaa laga helay feyruska Corona, sida ay xaqiijiyeen qoyska boqortooyada Norway. Waxeyna Ingrid...
- Advertisment -

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.