søndag, desember 5, 2021

Daily Archives: Sep 7, 2021

Daawo: Musharax reysulwasaare Jonas Gahr Støre oo fariintan soomaalida usoo mariyay warbaahinta NorSom TV

Warbaahinta NorSom News ayaa su´aal ku saabsan ahmiyada doorashada weydiisay Jonas Gahr Større oo ah musharax xisbiyada mucaaradka ugu sharaxan qabashada xilka reysulwasaaraha Norway....

Dhawaan ma qaadatay dhalashada/baasaboorka Norway: Warqadan ayaad heli doontaa.

Hey´adda doorashooyinka dalkan Norway ee Valgsdirektoratet ayaa sheegtay in qiyaastii 90.000 qof oo sideedii(8) sano ee lasoo dhaafay qaatay dhalashada/jinsiyada dalkan Norway, ay heli...

Maxey tahay ceebta uu dhex-fadhiyo wasiirka arrimaha qoyska Norway, ahna gudoomiyaha KrF

Warbaahinta Norway ayaa 24-kii saac ee tagay si aad ah u hadalheysa wasiirka arrimaha qoyska Norway Kjell Ingolf Ropstad oo sidoo kale ah gudoomiyaha...

Xildhibaan Frp ah oo gabar muslim 15 sano ah ku yiri: 1.000 kr qaado oo xijaabka iska bixi.

Sida uu qoray muuqaal-baahiyaha TV2, Christian Tybring-Gjedde oo ah xildhibaan katirsan baarlamaanka dalkan Norway, ayaa gabar 15 sano jir muslim ah oo xijaaban usoo...

Fredrikstad: Fariin muhiim ah oo ku socoto soomaalida kunool Fredrikstad iyo nawaaxigeeda.

https://www.youtube.com/watch?v=emI-AQcTTes
- Advertisment -

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.