mandag, desember 6, 2021

Daily Archives: Sep 20, 2021

Daawo: Faah-faahin ku saabsan dilkii maanta Bergen loogu geystay shaqaalaha NAV.

https://www.youtube.com/watch?v=sIFX86w7cGQ

(Daawo): Barnaamijka dhacdooyinka ee soomaalida Norway iyo dalalka kale ee Yurub.

Halkan ka daawo barnaamijka dhacdooyinka Todobaadka iyo warbaahinta NorSom TV, oo ah barnaamij aan kusoo koobno waxyaabihii ugu waaweynaa ee isbuucii lasoo dhaafay ka...

Ku dhawaad 4000 cod ayaa khasaaray oo la tuuray doorashadan.

Sida ay xaqiijisay heyádda doorashooyinka Norway, 3738 oo cod ayaa khasaaray doorashadii isbuucii horey kusoo gaba-gabowday Norway.. Codadkan khasaaray ayaa lagu daray qashinka, aana...

Bergen: Haweenay NAV u shaqeyso oo la dilay, qof kale oo shaqaale NAV ah oo dhaawac ah.

Maanta duhurkii nin ayaa magaalada Bergen ku weeraray labo qof oo shaqaale ah oo katirsan howl-wadeenada xafiiska hey´adda NAV ee magaalada Bergen. Haweenay kamid...
- Advertisment -

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.