mandag, desember 6, 2021

Daily Archives: Sep 11, 2021

Saadaalin: Qorshihii Støre oo qiil-qiil kujiro, labo(2) maalin kahor doorashada baarlamaanka.

Dhowr saadaal oo hordhac ah oo la qaaday maalmihii ugu danbeeyay, ayaa muujinayo in loo badaniyo in xisbiyada bidixda ee mucaaradka ahaa, ay ku...

Wax badan ka ogow xisbiga Miljøpartiet De Grønne – MDG. Waxaa noo marti ah Suhur oo siyaasi soomaali

Kusoo dhawaada barnaamijka baro xisbiyada Norway oo isbuucan ay marti noogu tahay Suhuur oo ah gabar soomaali ah oo katirsan xisbiga MDG. https://www.youtube.com/watch?v=iDHuuCSLM8M

Sh. Xuseen: Codbixintu waa masuuliyad bulsho oo ay muhiim tahay in la guto.

https://www.youtube.com/watch?v=RgRqx43iG9s

Dr. Abdi Geele: Codeyntu waa awood bulsho oo xisbiyada lagula xisaabtamo: Codkiina dhiibta

https://www.youtube.com/watch?v=CVk-XmtJ8OE
- Advertisment -

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.