Oslo kommune oo dadweynaha magaalada uga digeyso arintan.

0
132

Maamulka degmada Oslo (Oslo kommune) ayaa dadweynaha magaalada degan uga digayo dad sheeganayo inay ka socdaan Kommunaha Oslo oo booqasho aan lasii shaacin ku tagay guryo gaar loo leeyahay, iyaga oo sheeganayo inay baarayaan cudurka Corona.

Oslo kommune ayaa dadweynaha ka codsaday inaan dadkaas loo ogolaan inay soo galaan guryaha gaarka loo leeyahay, maadaama aysan Oslo kommune baaritaan aan lasii shaacin aysan ku tagin guryaha gaarka loo leeyaha, iyada oo aysan jirin sabab keeni karta arintaas.

Halkan kasii akhri fariinta Oslo Kommune.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments