Daawo booqasho aan ku tagnay jaziirada lagu dilay 69-ka qof ee Utøya ee Norway

0
145

Warbaahinta NorSom News ayaa dhawaan ayaa dhawaan booqasho ku tagtya jaziirada Utøya oo ah goobtii uu ka dhacay xasuuqii loo 69-ka qof ee u badnaa dhalinyarada ka tirsaneyd xisbiga shaqaalaha ee Ap. Waxaan kusoo wareegnay goobta uu falkaas ka dhacay oo ay wali ka muuqdaan raadadkii dhibaatadaas

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments