torsdag, september 16, 2021

Daily Archives: Jul 16, 2021

Sweden iyo Finland oo joojiyay qoxootigii ay ku celin jireen dalkan

Dowlada Sweden ayaa noqotay dowladii labaad ee dalalka Nordica ah, taas oo soo saartay go´aan lagu joojinayo tarxiilka qoxootiga reer Afgaanistaan ee diidmada ka...

Dadka Ingiriiska kasoo gala oo Karantiil hotell lagu soo rogay-Mar kale

Hey´adda caafimaadka dadweynaha ee FHI ayaa wax ka badal ku sameysay xeerarka qabanayo dadka kasoo galo dalalka Yurub qaarkood. Xeerka cusub ayaa sheegaya in...

Skien: Soomaali argagaxisnimo ku eedeysnaa oo 12 sano lagu xukumay

Sida uu qareenkiisa u xaqiijiyay wakaalada wararka Norway ee NTB, maxkamada Oslo ayaa 12 sano oo xabsi ah ku xukuntay 25 sano jir asal...

Tirada Swedish-ka raba inay Norwiiji noqdaan oo cirka isku shareertay

Laga soo bilaabo bishii Januar sanadkii 2020, markii dowlada Norway ay dhaqangalisay sharcigii cusbaa ee in qofku uu isku heysan karo dhalashada Norway,...
- Advertisment -

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.