torsdag, september 16, 2021

Daily Archives: Jul 8, 2021

Dumar qaatay talaalka Corona: Naasaha ayaa na weynaaday.

F.G: War iyo Caafimaad xishood ma galaan. Qaar kamid ah dumarka qaatay talaalka Corona, gaar nooca Pfizer ayaa sheegay inay isku arkeen calaamad la...

Norway oo sharci magangalyo siisay shaqaale reer Afgaanistaan ah iyo qoysaskooda.

Sida lagu sheegay war saxaafadeed kasoo baxay dowlada Norway, waxaa 27-ka bishii Juni ee lasoo dhaafay dalkan Norway kasoo dagay 47 qof oo isugu...

Kaarka codbixinta doorashada oo sanadkan aad digital ahaan ku heli karto.

Laga bilaabo tobanka(10) bisha August ee sanadkan, wuxuu qof walba oo heysta dhalashada Norway heli karaa kaarka codbixinta doorashada baarlamaanka oo sanadkan uu qofku...

81 sano jir dilay xaaskiisa oo 73 sano jir aheyd oo 13,5 sano oo xabsi lagu xukumay.

Maxkamada Søndre Østfold tingrett ayaa oday 81 sano jir ah ku xukuntay 13,5 xabsi ah, markii markii lagu helay danbi ah inuu dilay xaaskiisii...
- Advertisment -

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.