lørdag, januar 23, 2021

Daily Archives: Oct 26, 2020

Norway: Wadaadada naceybka fidiya, dalkeena masoo gali karaan.

Wasaaradda cadaalada iyo amniga Norway ayaa wareegto ay siisay laamaha socdaalka dalkan ku wargalisay in soo galitaanka Norway laga mamnuuco waxa loogu yeeray wadaada...

Sweden: Cilado hortaagan qoxooti soomaaliya ku sugan oo ogolaansho la siiyay.

Hey´adda socdaalka dalka Sweden ayaa jimcihii lasoo dhaafay soo saartay saadaal cusub oo la xiriirta tirada dadka qoxootiga ah ee la fili karo in...

Guruub cusub oo ajnabi ah oo soomaalida ka badalay tirada Corona.

Bishii April, Bilowgii xanuunka Corona ee Norway, warbaahinta dalkan ayaa aad u hadalheysay tirada dadka soomaalida ah ee laga helay xanuunka Corona. Waxeyna soomaalidu...

Dowlada hoose-Oslo: Waa in marada afka lagu xirtaa goobaha dadweynaha.

Maamulka dowlada hoose ee magaalada Oslo oo maanta qabtay shir jaraa´id ayaa soo saaray sharciyo cusub oo la xiriira kahortaga xanuunka Coronavirus oo isbuucyadii...

Trondheim: 13 jir ku eedeysan kufsiga gabar 6 sano jir ah.

Booliska magaalada Trondheim ayaa kufs iyo tacadi loo geystay gabar 6 sano jir ah ku eedeeyay wiil 13 sano jir ah. Falkan ayaa maalintii...

Dowlada oo saacad kadib soo saari doonto talaabooyin cusub.

Reysulwasaaraha dalkan Norway, Erna Solberg ayaa jimcihii lasoo dhaafay sheegtay in dowladu ay wel-wel xoogan ka qabto tirada sii kordheysa ee dadka laga helayo...

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.