Wasiiradda cadaalada iyo amniga Norway ayaa sheegtay inay dowladu ay awood dheeri ah siisay booliska iyo laamaha kale ee amniga, si looga hortago dadka lagu sameeyay karantiilista, ee hadana banaanka usoo baxa.

Monica Mæland oo ah wasiiradda cadaalada in boolisku ay xooga saari doonaan xakameynta dhaq-dhaqaaqa dadka lagu sameeyay karantiilista, si looga hortago faafitaanka caabuqa Corona-virus.

Dadka aan u hogaansamin awaamiirta booliska, ayay wasiiradda cadaaladu sheegtay ku hanjabtay inay mudan karaan ciqaab xabsi ama ganaax lacageed.

Xigasho/kilde: Truer med bøter og fengsel.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments